Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Xiddigii Nafta U Keenay Liverpool Oo Laga Saaray Liiska Kooxda Brighton & Klopp Oo Faraxsan

by Abdiwahab Ahmed
January 13, 2023
0
Xiddigii Nafta U Keenay Liverpool Oo Laga Saaray Liiska Kooxda Brighton & Klopp Oo Faraxsan

Jurgen Klopp ayuu culays badan ka degay ka hor ciyaarta Sabtida ee Brighton & Hove Albion, kaddib markii uu tababare Roberto De Zerbi qaaday tallaabo ka farxiso Reds oo ay u arkaan inay ka caawinayso inay jidka guusha kusoo laabtaan kaddib ciyaar

ADVERTISEMENT

Xiddiga reer Belgium ee Leandro Trossard oo saddexlay goolal ah ka dhaliyey Liverpool kulankoodii koowaad ee xilli ciyaareedkan, isla markaana jabiyey rikoodhkii Anfield ee ciyaartoyda uga dhaaranayay in saddexley lagaga dhaliyo, ayaa laga reebay liiska  ciyaartoyda Brighton.

Roberto De Zerbi ayaa sheegay, in uu Leandro Trossard anshax-xumo sameeyey, sidoo kalena uu nacay qaabka uu u dhaqmo laacibkan sidaa daraadeedna uu uga eryey tababarkii ugu dambeeyey, isla markaana aanu qayb ka noqonayn kulanka Liverpool ay ku qaabbilayaan.

Sababta ugu weyn ee 28 jirkan looga caydhiyey kooxda ayaa lagu sheegay in uu ka tegay tababarka kooxdiisa toddobaadkii hore isaga oo aan wax fasax ah ka haysanin tababaha kooxdiisa, balse uu ku abaal-mariyey inuu kursiga kaydka dhigay ciyaartii ay 4-1 ku xasuuqeen Everton toddobaadkii hore, sidoo kalena aan lagu soo darin ciyaartii FA Cup ee Middlesbrough ee Sabtidii.

ADVERTISEMENT

“Leandro Trossard kuma jiro liiska ciyaartoyda ee berri” Ayuu yidhi De Zerbi.

ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

January 28, 2023
“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023
Share360Tweet225
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Garoonka tababarka kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion waa uu ka duwanaa saaka sidii uu hore u ahaan jiray,...

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.