Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Xiddigii Garoonka, Laacibka Man United Ee Afka Lagu Hayo & Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Man Utd Xasuuqday Bournemouth

by Saed Mohamed
January 4, 2023
1
Xiddigii Garoonka, Laacibka Man United Ee Afka Lagu Hayo & Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Man Utd Xasuuqday Bournemouth

Luke Shaw ayaa mar kale soo bandhigay tayadiisa isagoo wacdarro u dhigay Man United ka dib markii lagu soo celiyay booska uu jecel yahay.

ADVERTISEMENT

Shaw ayaa udub dhexaad u ahaa guushii 3-0 ee ay Manchester United ka gaartay Bournemouth taasoo ka saaciday inay soo qabtaan kooxda kaalinta 3aad ee Newcastle oo ay wada leeyihiin 35 dhibcood.

Manchester United ayaa badisay kulankii afaraad ee isku xiga ee Premier League ee gurigooda lagu ciyaaro iyadoo aan wax gool ah laga dhalinin, waa markii ugu horeysay ee ay sidaan sameeyeen tan iyo sannadkii 2017kii oo ay gaareen lix kulan.

XIDDIGA GAROONKA – LUKE SHAW (MAN UNITED)

Qaab ciyaareed dhameystiran ayuu soo bandhigay, waxay si dhow xiddiga garoonka ugu tartameen Casemiro laakiin goolkiisii cajiibka ahaa ee isagu bilaabay islamarkaana dhameystirtay ayaa keentay inuu ka sarre maro xiddiga reer Brazil.

ADVERTISEMENT

Shaw ayaa kala dhantaalayay mar walba uu weerarka soo aado daafaca Newcastle isagoo ka dhigayay ciyaartooy waa weyn oo adag kuwa ciyaal xaafadeed oo kale wax u difaacanaya. Shaw ayaa soo bandhigaya in boos walba oo laga ciyaarsiiyo inuu leeyahay tayo uu isku muujiyo.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

QIIMEYNTA CIYAARTOYDA

Man United: de Gea 7, W-Bissaka 7, Lindelof 6, Maguire 6, Shaw 8, Casemiro 8, Eriksen 7, van de Beek 6, Fernandes 6, Rashford 6, Martial 6.

Bedel: Garnacho 7, Fred 6, Dalot 7, Elanga 6, Martinez 6.

Bournemouth: Travers 7, Anthony 6, Mepham 6, Senesi 6, Kelly 6, Smith 6, Christie 6, Lerma 6, Cook 6, Billing 6, Solanke 5.

Bedel: Stacey 6, Dembele 6, Moore 6, Rothwell 6.

ADVERTISEMENT
Share430Tweet269
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Comments 1

  1. Hamse says:
    1 month ago

    Iska saxa qoraalka Newcastle lamay ciyaarayn Manchester United.

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.