Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Xiddigaha Laf-dhabarta Ah Ee Ka Maqnaanaya Manchester United Kulanka Arsenal Ee Toddobaadka Dambe

by Abdiwahab Ahmed
January 16, 2023
1
Xiddigaha Laf-dhabarta Ah Ee Ka Maqnaanaya Manchester United Kulanka Arsenal Ee Toddobaadka Dambe

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayay ka maqnaan doonaan xiddiga khadka dhexe ee Casemiro iyo Fred kulanka Arsenal ay ku qaabbilayaan toddobaadka dambe, kaas oo dhibaato weyn ku noqon doonta tababare Erik ten Hag oo uu udub-dhexaad u ahaa xiddigani.

ADVERTISEMENT

Manchester United ayaa arbacada la ciyaari doonta Crystal Palace ka hor inta aanay u diyaar-garoobin ciyaarta Arsenal, waxaanay soo cidhiidhsan kartaa booska kaalinta labaad haddii ay Man City guuleysan weydo ciyaarteeda Khamiista ee Tottenham.

Ten Hag ayaa kasii walaacsan waxa uu ka yeelayo Casemiro iyo Fred oo ay suurtogal tahay in uu labadoodaba waayo ciyaarta Arsenal illaa haddana waxa hor taalla su’aasha ah qorshaha uu ciyaartoydan la damacsan yahay Arbacada.

United ayaa ciyaarteeda Selhurst Park haddii ay kaadhadh ka qaataan Casemiro iyo Fred waxay si toos ah uga maqnaan doonaan kulanka xiga ee Arsenal, sababtuna waa in ay min hal kaadh oo kaliya u jiraan tirada kaadhka digniinta ah ee lagu mutaysto ganaaxa.

Casemiro iyo Fred waxay haystaan min afar kaadh oo digniin ah, waxaana looga baahan yahay in ay is ilaaliyaan ciyaarta Crystal Palace si aanay uga maqnaanin kulanka adag ee Arsenal.

Wararka la isla dhex marayo ayaa sheegaya in ay suurtogal tahay in Erik ten Hag uu kaydka dhigo Casemiro Arbacada oo uu ciyaarsiiyo Fred ama McTominay, si uu kubbad-burburiyaha Brazil isaga oo nastay oo ka badbaaday ganaaxa uu Axadda ugu soo laabto kulanka Arsenal.

ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023
Share606Tweet379
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Comments 1

  1. Xabiib says:
    3 weeks ago

    Wapsite kiina wax tafa trq ah malahan miyaa awal aan idinkula yaabaneyn adinkoo arsenal ka hadlaya aad waxaad leedihiin liverpool instead if arsenal hada bal fiiriya ciwaankiina iyo waxa aad qoraalka kusoo qorteen wax maqnaanaya ma jiraan sababto ah waxaa suuragal ah in ey ciyaaraan misna kaar ka badbaadaan amaba aan la ciyaarsiin sidaad shegeyso lkn hadaad tiraahdaan
    Manchester united ayaa waxaa laga yaabaa in ey weydo laba ka mid ah xidigaheeda ugu muhiimsan kulanka arsenal ? Markaas waa la fahmayaa qofku reason ayuu soo aqrinaa maxey halis ugu jiraan ma dhaawac ma ganaax ma xanuunsanyihiin mase mase please waan idinku tixanahay warka soo tafatira oo kora halkiina hataagnaanine waligiin now is a new season start

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.