Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Xiddiga Xavi Dalbaday In Barcelona Sii Haysato & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

by Apdihakem Omer Adam
November 26, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Everton ayaa diyaar u ah inay suuqa January dhagaysato dalabaadka Yerry Mina iyo Abdoulaye Doucoure. (GiveMeSport)

ADVERTISEMENT

Manchester United ayaa qabatay wadahadalo ay dib ugula soo saxeexanayso Memphis Depay oo ay macquul tahay in Barcelona heshiiskiisa kansasho. (Sky Germany)

Chelsea iyo Real Madrid ayaa ku jira wali tartanka 16 sano jirka Palmeiras ee Endrick walow ay PSG dalab ka gudbisay. (Fabrizio Romano)

Sampdoria ayaa kansali karta heshiiska amaahda ah ee Harry Winks oo Tottenham kaga yimid, 26 sano jirkaas ayaa dhaawac canqawga ah ku maqan. (Calciomercato – in Italian)

ADVERTISEMENT

Joao Felix wuxuu diyaar u yahay inuu ka tago Atletico Madrid wuxuuna wakiilkiisa u sheegay inuu koox cusub u raadiyo. (Marca – in Spanish)

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Alex Iwobi ayaa heshiis cusub oo saddex sano iyo badh ah u saxeexaya Everton isagoo mushahar toddobaadkii u qaadanaya £100,000. (Sun)

Premier League ma ogolaan doono sharciga cusub ee FIFA ee wakhtiga dheeriga ah ee lagu darayo koobka aduunka kaddib kulamo koobka aduunka ka tirsan oo 100 daqiiqo ka badan la ciyaaray. (Mail)

Manchester United ayaa ka fikiraysa inay u dhaqaaqdo bedelka Bayer Leverkusen ee Moussa Diaby. (Fichajes – in Spanish)

Bologna madaxeeda Claudio Fenucci ayaa sheegay in Marko Arnautovic oo Man United xagaagii lala xidhiidhinayay uusan iib ahayn. (Sky Sport Italia via Football Italia)

ADVERTISEMENT

West Ham ayaa diyaar u ah iibka daafaceeda midig ee Vladimir Coufal oo ay ku aqbali doonaan lacag dhan £6m. (Football Insider)

Barcelona tababaraheeda Xavi ayaa weydiistay kooxdu inay heshiis cusub ka saxeexdo Sergio Busquets. (Sport – in Spanish)

Real Betis ayaa ka fikiraysa inay u dhaqaaqdo garabka Wolves ee Adama Traore oo heshiiskiisu xagaaga dhacayo. (Estadio Deportivo – in Spanish)

Napoli ayaa sidoo kale xagaaga xiisaynaysa Adama Traore. (Gazzetta Dello Sport via Football Italia)

Kolo Toure ayaa heshiis saddex sano iyo badh ah la gaadhay kooxda Wigan oo uu tababare u noqonayo. (Football Insider)

Share323Tweet202
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.