Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Xiddiga Weyn Ee Chelsea Amaahda Ku Doonayso, Qorshaha Liverpool Ee Bellingham & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

by Apdihakem Omer Adam
December 27, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Chelsea ayaa ka fikiraysa inay suuqa January u dhaqaaqdo weeraryahanka Atletico Madrid ee Joao Felix oo amaah lagu heli karo/ (Telegraph – subscription required)

ADVERTISEMENT

Al Nassr ayaa u diyaarisay Cristiano Ronaldo halkii uu tijaabada caafimaadka ku mari lahaa kahor heshiiska sanadkii 75-ka Milyan ee dollar ah ee uu u saxeexayo. (CBS Sports)

Arsenal ayaa dalab 55 Milyan oo pound ah ka gudbisay garabka kooxda Shakhtar ee Mykhaylo Mudryk. (Telegraph – subscription required)

Borussia Dortmund khadkeeda dhexe ee Jude Bellingham ayaa wali ah bartilmaameedka koowaad ee Liverpool ee khadka dhexe walow ay sidoo kale Man United ku garaaceen saxeexa Cody Gakpo. (Mail)

ADVERTISEMENT

West Ham tababaraheeda David Moyes ayaa sheegay inaysan kooxdu si sahlan ku dhiibi doonin Declan Rice (Mail)

Sidoo Kale Akhri

Aubameyang Oo Badheedhay & Lambarka Uu Chelsea U Qaatay Oo Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kooxdaas

Maxay Ahayd Sababtii Uu Aubameyang Uu Isaga Tagay London

February 6, 2023
“Waan Idin Baryayaa…” – Arrinta Uu Karim Benzema Ka Tuugayo Kooxdiisa Real Madrid Oo La Ogaaday

Real Madrid Oo Shan Ciyaartoy Oo Muhiim Ahi Ka Maqan Yihiin Oo Usoo Duulaysa Qaaradda Afrika

February 6, 2023

Ajax ayaa Brentford kala xidhiidhay goolhayaha ree Spain ee David Raya. (AS – in Spanish)

Barcelona hadda kaddib ma doonayso inay iibiso Frenkie de Jong oo wali bartilmaameed u ah Man United. (Sport – in Spanish)

Everton ayaa kaamida tiro kooxo Premier League ah oo xiisaynaya garabka weerar ee Man United ee Anthony Elanga. (Mail)

Rafael Leao ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu Premier League mustaqbalka isku tijaabiyo balse uu haatan diirada saarayo kooxdiisa AC Milan. (RDP Africa, via Talksport)

ADVERTISEMENT

Brentford, Fulham iyo Aston Villa ayaa dhammaantood dalabaad ka gudbiyay da’yarka weerarka kooxda Chicago Fire ee Jhon Duran balse Benfica ayaa ah kooxda haatan ugu cad cad. (Calciomercato – in Italian)

Chelsea ayaa wadahadalo meel fiican maraya Monaco kagala jirta Benoit Badiashile waxayna ka gudbiyeen dalab. (Fabrizio Romano)

Share432Tweet270
ADVERTISEMENT

Related Posts

Aubameyang Oo Badheedhay & Lambarka Uu Chelsea U Qaatay Oo Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kooxdaas

Maxay Ahayd Sababtii Uu Aubameyang Uu Isaga Tagay London

by Saed Mohamed
February 6, 2023
0

“Waan Idin Baryayaa…” – Arrinta Uu Karim Benzema Ka Tuugayo Kooxdiisa Real Madrid Oo La Ogaaday

Real Madrid Oo Shan Ciyaartoy Oo Muhiim Ahi Ka Maqan Yihiin Oo Usoo Duulaysa Qaaradda Afrika

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa safar ku imanaysa qaaradda Afrika oo ay Arbacada kula ciyaarayso Al Ahli semi-finlka tartanka...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.