Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Xiddiga Barcelona Ee Man United Doonaya & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

by Apdihakem Omer Adam
January 7, 2023
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Barcelona weeraryahankeeda Memphis Depay ayaa doonaya ku laabashada Man United sanado kaddib markii uu kooxdaas ka tagay. (Sport – in Spanish)

ADVERTISEMENT

Manchester City ayaa qorshaynaysa inay dib u habayn weyn ku samayso khadkeeda dhexe xilli ciyaareedka dambe, Jude Bellingham oo Borussia Dortmund ka tirsan ayaa bartilmaameed muhiima u ah. (ESPN)

Borussia Dortmund ayaa rajaynaysa in Jude Bellingham toddobaadyada soo socda u sheego kooxda uu doonayo inuu ku biiro. (90min)

Chelsea ayaa sii wada wadahadalka ay Benfica iyo Shakhtar kaga doonayso Enzo Fernandez iyo Mykhailo Mudryk kaddib markii ay da’yarka khadka dhexe ee Andrey Santos kala wareegtay kooxda Vasco Da Gama. (Metro)

ADVERTISEMENT

Mudryk ayaa u dhaxeeya Chelsea oo dalab ka badan Arsenal kasoo gudbisay iyo Gunners oo hore u dooayay. (Sun)

Sidoo Kale Akhri

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Murugaysan Ayaa Markii Ugu Horreysay Yimid Tababarka Xilli Uu Ka Fikirayo

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Murugaysan Ayaa Markii Ugu Horreysay Yimid Tababarka Xilli Uu Ka Fikirayo

February 7, 2023
Fadeexadda Manchester City Oo Faraqa La Gashay Yaya Toure

Fadeexadda Manchester City Oo Faraqa La Gashay Yaya Toure

February 7, 2023

Arsenal ayaan dagaal dhinaca dalabaadka ah la gali doonin Chelsea marka ay noqoto Mudryk waxayna uga weecanaysaa Joao Felix oo ka tirsan Atletico Madrid. (Telegraph)

Mikel Arteta ayaa saxeexyada Mudryk iyo Joao Felix labadaba doonaya suuqa bisha January. (Mirror)

Manchester United ayaa kooxda Al Nassr kala heshiisay saxeexa amaahda ah ee weeraryahan Vincent Aboubakar. (OKAZ, via Talksport)

Juventus iyo Barcelona ayaa isha ku haya xaalada heshiiska Wilfried Zaha ee Crystal Palace iyadoo qandaraaskiisu xagaaga dambe ku eeg yahay. (Evening Standard)

ADVERTISEMENT

Liverpool iyo Chelsea ayaa u ordaya saxeexa khadka dhexe ee Brighton ee Moises Caicedo. (Sky Sports)

Chelsea ayaa sidoo kale xiisaynaysa weeraryahanka Monchengladbach ee Marcus Thuram. (Foot Mercato – in French)

West Ham tababaraheeda David Moyes ayaa haysta kulamada Wolves iyo Everton si uu shaqadiisa u badbaadsado. (Mail)

Share460Tweet288
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Murugaysan Ayaa Markii Ugu Horreysay Yimid Tababarka Xilli Uu Ka Fikirayo

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Murugaysan Ayaa Markii Ugu Horreysay Yimid Tababarka Xilli Uu Ka Fikirayo

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Pep Guardiola oo uu wejigiisu beddelan yahay ayaa markii ugu horreysay la arkay tan iyo markii ay soo baxeen fadeexadaha...

Fadeexadda Manchester City Oo Faraqa La Gashay Yaya Toure

Fadeexadda Manchester City Oo Faraqa La Gashay Yaya Toure

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Fadeexadda ku habsatay kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa farqa lasoo gashay halyeyga reer Ivory Coast ee Yaya Toure oo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.