Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Xiddig Isbaanish Ah Oo Diyaarayinaya Shahaadada Biomedical Engineering Isagoo Ka Qeyb Galaya Koobka Adduunka

by Saed Mohamed
November 30, 2022
0
Xiddig Isbaanish Ah Oo Diyaarayinaya Shahaadada Biomedical Engineering Isagoo Ka Qeyb Galaya Koobka Adduunka

Mid ka mid ah ciyaartoyda xulka Spain ayaa uga faa’ideysanaya ka qeyb galkiisa Koobka Adduunka inuu wax barto oo uu sii wato diyaarintiisa shahaadada jaamacadeed.

ADVERTISEMENT

Sida ay sheegtay jariirada Marca, xiddiga Valencia, Hugo Guilamon ayaa waqtigiisa fasaxa bedelkii uu tababaro dheeri ah sameyn lahaa  wuxuu sii wadanayaan waxbarashadiisa shahaadada jaamacadeed.

22 jirkaan ayaa haatan diyaarinaya shahaadada Biomedical Engineering. Wuxuuna ka mid yahay ardayda jaamacada Valencia Polytechnic University.

Wuxuu hore u qirtay inuusan wax dhibaato ah ku qabin waxbarashada islamarkaana ay ka caawiso inuu ka nasto kubada cagta.

ADVERTISEMENT

Sannadkii la soo dhaafay kulankiisii ugu horeysay ee xulka Spain waxay seejisay imtixaan xisaab ah oo qeyb ah ka ah shahaadada uu diyaarinayo.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

January 28, 2023
“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023

Guillamon ayaan weli ka ciyaarin Koobka Adduunka isagoo Spain u saftay seddex kulan, laakiin wuxuu ciyaari karaa kulanka Japan gaar ahaan haddii Spain ay natiijo fiican heleyso.

Guillamon waxa uu ka ciyaaraa khadka dhexe marka uu u dheelayo tababarihiisa Valencia Gennaro Gattuso laakiin tababaraha Spain wuxuu xiddigaan da’da yar u isticmaalaa.

ADVERTISEMENT
Share379Tweet237
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Garoonka tababarka kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion waa uu ka duwanaa saaka sidii uu hore u ahaan jiray,...

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.