Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Xiddig Ingariis Ah Oo Caruurtiisa Kula Hadla Luqad Aan Ingariis Aheyn Waqti Walba

by Saed Mohamed
December 25, 2022
0
Xiddig Ingariis Ah Oo Caruurtiisa Kula Hadla Luqad Aan Ingariis Aheyn Waqti Walba

James Milner ayaa shaaca ka qaaday inuu caruurtiisa kula hadlo kaliya Isbaanish inkastoo uu yahay xiddig Ingariis ah.

ADVERTISEMENT

Laacibka khadka dhexe ee Liverpool ayaa luqada Isbaanishka bartay markii uu joogay Manchester City si uu u caawiyo xiddigihii Spain ee kooxda Etihad Stadium ka dhisan.

Madaama ay qiimo la leedahay in caruurtiisa ay ku hadlaan luqad dheeri ka ah Ingariiska, wuxuu kula hadlaa luqada Isbaanishka marka uu guriga joogo.

Milner oo 36 sanno jir ah ayaa waxa xaas u ah gabar ay isku iskuul ahaayeen iyagoo isku dhalay labo caruur ah wiil iyo gabar.

ADVERTISEMENT

Isagoo u hadlayay wargeyska The Times sannadii 2018kii, xiddiga Ingariiska ayaa yiri: “Waxaan bartay luqada Isbaanishka markii aan City joogay si aan u la hadlo David Silva iyo Zaba[Pablo Zabaleta] waana sii waday ku hadalkeeda.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023

“Waxaad aad ii cajibaya dadka labo luqadood isku bedbedeli kara. Tan iyo markii ay caruurteyda dhasheen waxaan kula hadlaa kaliya Isbaanish.

“Xaaskeyda waxay kula hadashaa Ingariis. Wax walba aan u sheego way fahmayaan. Waa hadiyad aad u fiican oo aad siin karto caruurtaada.

“Xaaskeyga waxay ku sheegi kartaa sida aan ahay, haddii aan wax maanka geliyo waan ka dhabeeyaa inaan sameeyo.

“Waxaan ahay mid madax adag oo raba inuu mar walba saxnaado. Waan necbahay guuldarada. Dooda waa weyn ayaa ina dhexmara aniga iyo iyada. Waxaan mar walba ku kaftanaa inaan noqon karay qareen.”

ADVERTISEMENT
Share350Tweet219
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa is-casilaya maalin kaddiib markii ay soo baxday fadeexaddii ugu xumayd...

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.