Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

XASAASI: Maxaa Ka Jira In Xiddigaha Real Madrid Kursiga Keydka Brazil Fadhiyi Doonaan Koobka Aduunka?

by Apdihakem Omer Adam
November 19, 2022
0
XASAASI: Maxaa Ka Jira In Xiddigaha Real Madrid Kursiga Keydka Brazil Fadhiyi Doonaan Koobka Aduunka?

 

ADVERTISEMENT

Waxa shaki ku jiraa haddiiba ay xulka Brazil boosas ka heli doonaan xiddigaha Real Madrid xilli ay Koobka aduunka kaga qayb qaadanayaan dalka Qatar.

Brazil oo Group G kula jirta xulalka hawsha badan ee Serbia, Switzerland iyo Cameroon ayaa la filayaa inay ka gudbaan halkaas.

Xulka shanta jeer kusoo guuleystay Koobka aduunka ayaa ku bilaaban doona tartanka ciyaar ay Serbia la leeyihiin waxay isha ku hayaan koobka oo 20 sano kahor 2002 guushiisu ugu dambaysay.

ADVERTISEMENT

Haddaba, sida uu sheegayo saxafiga wargeyska Marca ee Mario Cortegana, haddiiba la raacayo nidaamka tababarka xulka Selecao ayay u badantahay in Vinicius Jr, Eder Militao iyo Rodrygo Goes dhammaantood boos ka waayaan shaxda tababare Tite.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Iyadoo inta badan shaxaha lagu shirtagayo kulamada tababarka lagu sii tijaabiyo ayuu Cortegana xusayaa inay shaxda xiddigaha la filayo inay kusoo bilawdaan kulamada ka maqnaayeen Vini, Rodrygo iyo Militao.

Tite ayaa tababarka xulkiisa ku hirgeliyay shaxda 4-3-3 oo 4-4-2 isku bedelaysa iyadoo ku xidhnaan doonta hadba dalka ay kahor tagayaan.

Vinicius ayaa garabka bidix kula tartamaya Neymar iyo Gabriel Martinelli, Militao ayaa daafaca dhexe kaga dambeeya Thiago Silva iyo Marquinhos halka Rodrygo garabka midig kula loolamayo Raphinha iyo Antony Santos.

Image

ADVERTISEMENT
Share375Tweet234
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.