Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Wuxuu Kamid Noqon Karaa Shanta Dunida Ugu Fiican” – Casemiro Oo Tilmaamay Xiddiga Man United Ee Lama Filaanka Ku Noqday

by Apdihakem Omer Adam
January 1, 2023
0
“Wuxuu Kamid Noqon Karaa Shanta Dunida Ugu Fiican” – Casemiro Oo Tilmaamay Xiddiga Man United Ee Lama Filaanka Ku Noqday

Khadka dhexe ee kooxda Manchester United ee Casemiro oo kamid ahaa xiddigaha xagaagii Old Trafford usoo wareegay ayaa ka hadlay sida uu ula dhacay weeraryahanka kooxdiisa ee Marcus Rashford.

ADVERTISEMENT

Rashford ayaa dhaliyay goolkii ay Man United guusha kaga soo gaadhay Wolves shalay kaddib markii marka hore ciyaarta keydka loo dhigay sababo anshax-marin.

Rashford ayaa si cajiib ah uga jawaabay keydka uu tababare Ten Hag dhigay isagoo goolkiisii 11-aad ee xilli ciyaareedka ka dhaliyay daqiiqadii 76-aad ee kulankaasi.

Casemiro qudhiisa ayaa kamid ahaa xiddigaha markale shalay wacdaraha dhigay isagoo sameeyay taakooyinkii (Tackle) ugu badnaa ciyaartaas.

ADVERTISEMENT

Casemiro oo kulanka kaddib ESPN Brazil la hadlay ayaa sheegay in Rashford uusan ka filayn inuu sidan oo dhan u fiican yahay isla markaana uu shanta xiddig ee aduunka ugu fiican kamid noqon karo.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

“Si aad u daacad ah ayaan kuula hadlayaa, anigu dhab ahaan waan la yaabay ciyaartoyga uu Rashford yahay. Aniga aragtidayda, gaar ahaan inaan yaqaano isaga sidoo kale marka aan garoonka lagu jirin, haddii uu si wanaagsan sameeyo wuxuu noqon karaa shanta ciyaartoy ee dunida ugu fiican”.

Casemiro explains how Marcus Rashford has surprised him since joining  Manchester United - Manchester Evening News

ADVERTISEMENT
Share372Tweet232
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.