Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Wixii Uu Xalay Sameeyey Casemiro Oo Soo Saaray Midabkiisa Dhabta Ah & Nooca Shaqsiyaddiisa

by Abdiwahab Ahmed
December 10, 2022
3
Wixii Uu Xalay Sameeyey Casemiro Oo Soo Saaray Midabkiisa Dhabta Ah & Nooca Shaqsiyaddiisa

Casemiro ayaa la dagaallamay ilmada oo iska ilaaliyey in uu ooyo kaddib guul-darradii xulka qarankiisa Brazil kala kulmay Croatia oo rikoodheyaal ku garaacday.

ADVERTISEMENT

Kubbad-burburiyahan ayaa waqti qiiro lahaa ay isku arkeen saaxiibkiisii hore ee Luka Modric ee ay sannadaha badan usoo wada ciyaareen Real Madrid, waxaana uu kabtanka Croatia isku dayay in uu niyadda u dejiso Casemiro oo isagana falka uu sameeyey ay saxaafaddu illaa xalay hadal-haysay.

Garoonka Education City Stadium dhaxdiisa ayay si diirran iskugu salaameen dhamaadkii ciyaarta,  iyadoo halbowlaha Brazil uu muujiyey in uu yahay hoggaamiye dabiici ah oo adkaysi u leh xaaladaha kusoo mara garoonka dhaxdiisa.

Waxa uu si toos ah ugu tegay kabtanka Croatia ee Luka Modric oo uu ugu hambalyeeyey guusha ay ka gaadheen dalkiisa, waxaana uu sidoo kale u rajeeyey in ay guuleystaan inta ka hadhay tartanka, waana arrinta keentay in ay saxaafaddu si aad ah u hadal-hayso Casemiro, sababtoo ah ciyaartoyda kale ee xulka qaranka Brazil waxay xilligaas ku jireen xaalad ay murugada guul-darrada la ooyayeen.

ADVERTISEMENT
Modric iyo Casemiro oo shan Koob Adduun kusoo wada-guuleystay ayaa sidoo kale waqtigii nasashada loo sii baxay waxay kala beddesheen garamada, waxaana dalabka kala-beddelka keenay Casemiro oo u yeedhay Luka  Modric oo tobaneeyo tallaabo ka horreeyey, isla markaana sii bixiyey garankiisa ka  hor intii aanu gaadhin.
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
Share496Tweet310
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Comments 3

  1. Dhiirane says:
    2 months ago

    5 koob aduun ala kuwani xumaa oo qaribanaa

    Reply
  2. Ilkadahable Abdi says:
    2 months ago

    5 cup aduun aa waxvaad iska soo qoraysaan

    Reply
  3. MOHAMED SAID says:
    2 months ago

    M.A, 5 Koob aduun bay ku guuleesteen waa halyeeyo runtii

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.