Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Wayne Rooney Oo Toos U Doortay Booska Uu Xulka England Ka Jilcan Yahay Ee Ka Galaafan Kara Koobka Aduunka

by Apdihakem Omer Adam
November 20, 2022
0
Wayne Rooney Oo Toos U Doortay Booska Uu Xulka England Ka Jilcan Yahay Ee Ka Galaafan Kara Koobka Aduunka

Kabtankii hore ee xulka qaranka England ee Wayne Rooney ayaa daboolka ka qaaday booska uu cabsida ugu weyn ka qabo ee dalkiisu ka jabi karo koobka aduunka.

ADVERTISEMENT

37 sano jirka ah tababaraha kooxda DC United ayaa ah gool dhaliyaha ugu sarreeya taariikhda xulkaas isagoo 53 gool ku haysta rekoodhkaas.

Waxa uu qayb ka ahaa jiilkii dahabiga ahaa ee caanka ahaa ee England kuwaas oo ku fashilmay inay wax koob ah usoo hooyaan dalkooda.

Rooney oo saddex koob aduun kusoo metelay England ayaa qaba in xiddigaha haatan ee xulku ay durba sameeyeen wax ay awoodi waayeen isaga iyo ciyaartoydii ay isku jiilka ahaayeen.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, Wayne oo ku aragti dhiibanayay wargeyska The Times ayaa sheegay in booska daafaca dhexe yahay midka uu werwerka ugu weyn uga qabo England.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

“England waxay haystaa mid kamida haddiiba uusan ahayn safka ugu xoogan, daafacyada garbaha, khadadka dhexe iyo weeraryahanada” ayuu yidhi Rooney.

“Booska kaliya ee aan u xooganayn sida dalalka kale ayaa ah daafaca dhexe, hore waxaanu u haysanay ciyaartoy ay kamid yihiin Rio Ferdinand iyo John Terry oo heer caalami ahaa”.

“Marka aad eegto Raheem Sterling, Harry Kane, Phil Foden, Jack Grealish, Bukayo Saka..waa kuwo u fiican sida kuwii aanu haysanay”.

ADVERTISEMENT
Share356Tweet223
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.