Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Waxkasta Ayaa Dhici Kara!!” – Mid Kamida Xiddigaha Chelsea Oo Diiday Inuu Mustaqbalkiisa Blues Caddeeyo

by Apdihakem Omer Adam
December 18, 2022
0
“Waxkasta Ayaa Dhici Kara!!” – Mid Kamida Xiddigaha Chelsea Oo Diiday Inuu Mustaqbalkiisa Blues Caddeeyo

LONDON, ENGLAND - AUGUST 14: Kalidou Koulibaly of Chelsea (R) celebrates scoring the first goal during the Premier League match between Chelsea FC and Tottenham Hotspur at Stamford Bridge on August 14, 2022 in London, United Kingdom. (Photo by Marc Atkins/Getty Images)

Garabka kooxda Chelsea ee Christian Pulisic ayaa diiday inuu mustaqbalkiisa caddeeyo kahor suuqa soo socda ee January.

ADVERTISEMENT

Pulisic ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay bixitaan ayaa Koobka aduunka wacdarro usoo dhigay xulkiisa Maraykanka isagoo hal gool iyo laba caawimo kusoo sameeyay afar kulan.

Kaddib markii uu mudo fasax ku maqnaa haatan Pulisic ayaa kusoo laabtay Chelsea isagoo isku diyaarinaya qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Pulisic ayaa tababarihii hore ee Thomas Tuchel u ahaa mid badi bedel u ah oo aan fursad badan ka helin, markale ayuu isla doorkaas uga ciyaaraa macalinka cusub ee Graham Potter.

ADVERTISEMENT

Inta Koobka aduunku socday kooxaha lala xidhiidhinayay Pulisic ayay kamid yihiin Manchester United, Arsenal iyo Newcastle United iyadoo xataa Chelsea soo dhawayn doonta dalabaadka laga soo gudbiyo.

Sidoo Kale Akhri

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023
WERWER: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Dhaawacmay Maalmo Kahor Manchester Derby

Erik Ten Hag Oo Shaaciyey AFAR Ciyaartoy Oo Manchester United Ah Oo Dhaawacyo Ku Maqnaanaya Kulanka Leeds United

February 7, 2023

24 sano jirkaas oo mustaqbalkiisa haatan ka hadlaya ayaa sheegay inuu haatan diirada saarayo Chelsea balse ay waxkasta ka dhici karaan kubadda cagta.

“Haatan anigu gabi ahaanba waxaan kusoo laabtay Chelsea, diirada ayaan saarayaa waxaanan diyaar u ahay inaan dhammaystirashada xilli ciyaareedka balse waad ogtahay sida ay wax u shaqeeyaan kubadda cagta dhexdeeda”.

“Arrimuhu degdeg ayay isku bedelaan waxkasta ayaana dhici kara, wakhti xaadirkan anigu kaliya naftayda ayaan riixayaa waxaanan ku shaqaynayaa Chelsea sababtoo ah waa halka aan joogo haatan”

Stuck At Chelsea: What Will It Mean For Christian Pulisic Ahead Of The  World Cup?

ADVERTISEMENT

 

Share283Tweet177
ADVERTISEMENT

Related Posts

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

WERWER: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Dhaawacmay Maalmo Kahor Manchester Derby

Erik Ten Hag Oo Shaaciyey AFAR Ciyaartoy Oo Manchester United Ah Oo Dhaawacyo Ku Maqnaanaya Kulanka Leeds United

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijiyey, in xiddiga reer Brazil ee Antony uu ku biiray liiska ciyaartoyda dhaawaca...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.