Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Waxaan Rajaynayaa Inuu Ciyaartoygayaga Noqdo!!” – Xavi Oo Si Cad Usoo Bandhigay Saxeexa Da’yar Ay Wadahadal Kula Jiraan

by Apdihakem Omer Adam
November 27, 2022
2
“Waxaan Rajaynayaa Inuu Ciyaartoygayaga Noqdo!!” – Xavi Oo Si Cad Usoo Bandhigay Saxeexa Da’yar Ay Wadahadal Kula Jiraan

Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa ka hadlay mid kamida da’yarta dunida kubadda cagta wakhtigan loogu doonista badan yahay oo ay dhinacooda wadahadal kula jiraan waana 16 sano jirka Palmeiras ee Endrick.

ADVERTISEMENT

16 sano jirkaas ayaa kooxda ree Brazil kulankiisii koowaad u saftay bishii October wuxuuna tan iyo markaas xiiso ka helayay qaar kamida kooxaha waaweyn ee Yurub.

Saddexda kooxood ee aadka loola xidhiidhinayo ayaa kala ah Paris Saint-Germain oo iyada wararka qaar sheegayaan inay xataa dalab gudbisay, Real Madrid iyo Chelsea.

Xavi oo haatan waraysi siiyay ESPN ayaa si cad u sheegay inuu Endrick u sharaxay mashruuca Barcelona oo uu si toos ah xidhiidh ula sameeyay.

ADVERTISEMENT

“Waxaanu la joognay aabihii, sidoo kale waxaanu toos ula joognay ciyaartoyga, waxaan u sharaxay mashruuca Barcelona ka jira” ayuu yidhi Hernandez.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

“Waxaanu doonaynaa ciyaartoy hibo leh isaguna waa hibo, wuxuu awoodaa inuu kala duwanaansho sameeyo, wuxuu leeyahay dhammaystir cajiib ah, goysmo iyo awood uu garoonka dhexdiisa kala duwanaansho ugu sameeyo, isagu waa ciyaartoy durba wakhtigan taagan ah, wuxuu ka ciyaarayaa horyaalka Brazil iyo sidoo kale ciyaartoy mustaqbalka ah”.

“Isagu horeba wuu u ogyahay mashruuca Barcelona waananu la hadlaynaa, waxaan rajaynayaa inuu ciyaartoygayaga noqdo, isagay ku xidhantahay, waxyaabaha noocan ahi markasta ciyaartoyga ayay ku xidhan yihiin”.

Image

ADVERTISEMENT
Share361Tweet226
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Comments 2

  1. Xuseen says:
    2 months ago

    I like that

    Reply
  2. cabdirisaaq maxamed says:
    2 months ago

    Asc

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.