Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Waxa Jiray Laba Fadeexadood Oo….” – Mikel Arteta Oo Cadhadiisa Banaanka Keenay Kaddib Barbardhacii Newcastle United

by Apdihakem Omer Adam
January 4, 2023
0
“Waxa Jiray Laba Fadeexadood Oo….” – Mikel Arteta Oo Cadhadiisa Banaanka Keenay Kaddib Barbardhacii Newcastle United

Tababaraha kooxda Arsenal ayaa dareenkiisa cadho soo bandhigay kaddib barbardhacii goolal la’aanta ahaa ee ay kooxdiisu xalay la gashay Newcastle United oo Emirates Stadium marti ugu ahayd.

ADVERTISEMENT

Arsenal ayaa markii ugu horreysay xilli ciyaareedka ku fashilantay inay wax gool ah dhaliso iyadoo haatan siddeed dhibcood hoggaanka kaga haysa Man City oo kulankeedii toddobaadka habeen dambe ciyaaraysa.

Arsenal ayaa laba rigoore ku dooday inay xaq u lahaydd kulanka dhexdiis, midka koowaad ayaa ahaa in Dan Burn xerada ganaaxa dhexdeeda ku jiitay Gabriel Magalhaes halka midka labaad ahaa kubad uu Xhaka laagay oo gacanta ka taabatay Murphy.

Labadaas dhacdo ee ay Gunners rigoorayaasha ku doonayeen ayuu labadaba diiday garsoore Andy Madley oo kulanka dhex-dhexaadinayay.

ADVERTISEMENT

“Waxa jiray laba fadeexadood oo rigoorayaal ah. Ama waa rigoore ama maaha labadaniba waxay ahaayeen rigoorayaal” ayuu kulanka kaddib yidhi Mikel.

Sidoo Kale Akhri

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023
Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023

Arteta ayaa diiday inuu warbaahinta horteeda kaga hadlo garsoore Madley isaga oo yidhi “Halkan uma joogo inaan garsoorayaasha kaga hadlo, waan ka xumahay”.

Tababaraha Newcastle ee Eddie Howe ayaa sheegay inuu isaguba rigoore codsan lahaa haddii kubaddu ku dhacdo ciyaartoy Arsenal ah balse uu garsooruhu saxsanaa.

Mikel Arteta slams two 'scandalous' penalty decisions after Arsenal held by  Newcastle in feisty draw | Football News | Sky Sports

 

ADVERTISEMENT

Football Daily on Twitter: "Was this a penalty from Dan Burn on Gabriel? 👀  #Arsenal #Newcastle https://t.co/HYeSNjkxUQ" / Twitter

Mikel Arteta slams two 'scandalous' penalty decisions after Arsenal held by  Newcastle in feisty draw | Football News | Sky Sports

 

 

Share361Tweet226
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.