Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Wargeyska Ugu Caansan France Ee L’Equipe Oo Si Cadaan Ah U Xushay Shaqsiga Sababta U Ah Guuldarradii Koobka Aduunka

by Apdihakem Omer Adam
December 19, 2022
0
Wargeyska Ugu Caansan France Ee L’Equipe Oo Si Cadaan Ah U Xushay Shaqsiga Sababta U Ah Guuldarradii Koobka Aduunka

Wargeyska L’Equipe ayaa dhulka la jaray garsoorihii Finalkii Koobka aduunka ee xalay kusoo xidhmay dalka Qatar ee Syzmon Marciniak kaas oo go’aamo badan oo su’aal laga keenay qaatay.

ADVERTISEMENT

Qoraaga L’Equipe ee Vincent Duluc oo ah midka xogtan qoray ayaan ka laba-labayn inuu miiska soo saaro in badan oo kamida go’aamadii garsooraha ree Poland.

Duluc ayaa duray rigoorihii lagu abaalmariyay Argentina isagoo la barbardhigay midkii xilli dambe laga diiday Marcus Thuram oo uu qabo inay labaduba jilicsanaayeen.

Sidoo kale waxa uu su’aal ka keenay sida uu kulanka kaadh la’aan ku dhammaystay Christian Romero oo qaladadaad badan galay iyo hab dhaqankii goolhaye Emiliano Martinez.

ADVERTISEMENT

“Garsooraha Polish-ka ah Syzmon Marciniak, waa garsoore khibrad Champions League leh balse munaasibadaas kamuu soo dhalaalin” ayaa lagu bilaabay qoraalka L’Equipe.

Sidoo Kale Akhri

Xiddigii Hore Ee Chelsea Ee Dhul Gariirka Turkey-ga Lagu Waayay Oo Xaaladiisa War Laga Helay

Xiddigii Hore Ee Chelsea Ee Dhul Gariirka Turkey-ga Lagu Waayay Oo Xaaladiisa War Laga Helay

February 7, 2023
Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023

“Rigooraha lagu abaalmariyay Angel Di Maria waxa uu ahaa mid aad u jilicsan, aad ugama duwanayn midkii laga diiday Marcus Thuram balse sidoo kale garsooraha kale ee Polish-ka ah ee VAR masuulka ka ahaa ma doonayn inuu ninka ay isku wadanka yihiin dunida horteeda su’aal ku geliyo”.

“Sidoo ayuu Christian Romero oo masuul ka ahaa qaladaad badan oo xumi uu kulanka kaadh la’aan ku dhammaystay? Sidee ayuu Emiliano Martinez kubadda qaato oo meel fog kaga tuuro Tchouameni isla markaana uusan garsooruhu usoo dhex galin?”

World Cup 2022: Messi's nightmare with World Cup final referee Szymon  Marciniak | Marca

ADVERTISEMENT
Share486Tweet304
ADVERTISEMENT

Related Posts

Xiddigii Hore Ee Chelsea Ee Dhul Gariirka Turkey-ga Lagu Waayay Oo Xaaladiisa War Laga Helay

Xiddigii Hore Ee Chelsea Ee Dhul Gariirka Turkey-ga Lagu Waayay Oo Xaaladiisa War Laga Helay

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa xog laga helayaa xaalada dhaawaca garabkii hore ee kooxaha Chelsea iyo Newcastle United ee Christian Atsu kaddib dhul gariir...

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.