Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga & Waxa Warbaahintu Qoreen Maanta Oo Salaasa Ah

by Apdihakem Omer Adam
December 6, 2022
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Real Madrid kuma bixin doonto wax ka badan 125 Milyan oo euro marka lagu daro xataa gunnooyinka saxeexa Bellingham. (Defensa Central – in Spanish)

ADVERTISEMENT

Inter Milan way ku adkaan doontaa inay diido dalab 50 Milyan oo euro ah oo lagu daray 10 Milyan oo euro oo gunnooyin ah haddii laga soo gudbiyo daafaceeda midig ee Denzel Dumfries oo lala xidhiidhinayay Chelsea iyo Manchester United. (Calciomercato – in Italian)

Manchester United ayaa furtay wadahadalka ay ku doonayso goolhaye Yann Sommer oo ah 33 sano jir heshiiskiisa Borussia Monchengladbach xagaaga dambe dhacayo. (Bild, via Mirror)

Atletico Madrid goolhayaheeda Jan Oblak ayaa ah bartilmaameedka ugu muhiimsan ee Man United oo goolhaye cusub doonaysa. (Fichajes – in Spanish)

ADVERTISEMENT

West Ham ayaa heshiis saddex sano iyo badh ah kula wareegaysa saxeexa daafaca dhexe ee ree Brazil ee Luizao oo ah 20 sano jir suuqa January ku eeg yahay heshiiskiisa Sao Paulo. (90 Min)

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

Manchester United ayaa gabi ahaanba ka baxday tartanka xiddiga Dortmund ee Jude Bellingham, Real Madrid, Liverpool iyo Man City ayaa ah kooxaha ugu cad cad. (Sky Sports Germany)

Cesar Azpilicueta ayaa sheegay inuu doortay inuu Chelsea sii joogo xagaagii bedelka Barcelona kaddib markii mulkiilayaasha kooxdaasi u muujiyeen inay doonayaan inuu sii joogo. (90 Min)

Real Madrid ayaa saxeexa Cesar Azpilicueta doonaysa isla markaana xataa suuqa January Chelsea dalab uga gudbin karta. (Fichajes – in Spanish)

Inter Milan ayaa xiisaynaysa saxeexa daafaca dhexe ee Roma ee Chris Smalling oo heshiiskiisu xagaaga dhacayo. (Gazzetta dello Sport – in Italian)

ADVERTISEMENT

Newcastle United ayaa isha ku haysa inay u dhaqaaqdo daafaca bidix ee Fulham ee Antonee Robinson oo koobka aduunka Maraykanka si fiican ugu ciyaaray. (Teamtalk)

Leeds United ayaan wali wadahadalo heshiis kordhin ah la bilaabin Rodrigo oo heshiiskiisa 18 bilood ka hadheen. (Leeds Live)

Napoli ayaa ku biirtay kooxaha xiisaynaya khadka dhexe ee Franck Kessie oo isagu doorbidaya inuu sii joogo Barcelona. (Relevo – in Spanish)

Burnley tababaraheeda Vincent Kompany ayaa kamida liiska macalimiinta xulka Belgium ka bedeli kara Roberto Martinez. (Sun)

Share347Tweet217
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.