Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Ligue 1

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga & Waxay Wargeysyadu Qoreen Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 21, 2023
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Manchester United ayaa xagaaga xiisaynaysa saxeexa weeraryahanka Tottenham ee Harry Kane. (Mail)

ADVERTISEMENT

Chelsea ayaa kor u qaadaysa isku dayga ay heshiis cusub kaga doonayso Mason Mount xilli ay Liverpool isku dayayso inay xagaaga kala saxeexato haddii ay heshiis cusub ku qancin waayaan. (Guardian)

Hakim Ziyech ayaa xiisaynaya inuu Chelsea ka tago oo ku biiro Barcelona. (Sport – in Spanish)

Liverpool ayaa wali wadahadalo heshiis kordhin mudo gaaban ah kula jirta Roberto Firmino oo isaguna sheegay inuu doonayo inuu kooxda joogo. (Fabrizio Romano)

ADVERTISEMENT

Arsenal ayaa xiisaynaysa inay heshiis amaah ah inta xilli ciyaareedka ka dhiman ugu dhaqaaqdo khadka dhexe ee Real Madrid ee Eduardo Camavinga. (Evening Standard)

Sidoo Kale Akhri

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

January 28, 2023
HORDHAC: Girona v Barcelona – Catalan Derby – Barca Oo Kooxda Jaarkeeda Guul Ka Doonaysa, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Girona v Barcelona – Catalan Derby – Barca Oo Kooxda Jaarkeeda Guul Ka Doonaysa, Shaxaha & Xogaha Kulanka

January 28, 2023

Manchester United ayaa qorshaynaysa inay xagaaga bilaash kula saxeexato Marco Reus kaddib markii tababare Ten Hag la kulmay wakiilkiisa. (Caught Offside)

Arsenal iyo Newcastle ayaa isha ku haya horumarka daafaca midig ee Real Valladolid ee Ivan Fresneda. (Fichajes – in Spanish)

Thomas Tuchel ayaan la filayn inuu shaqada Tottenham aqbalo haddii ay banaanato maadaama oo uu isha ku hayo Real Madrid ama Barcelona midkood. (Florian Plettenberg)

Tababaraha Dortmund ee Edin Terzic ayaa kula taliyay da’yarka kooxdiisa ee Jude Bellingham inuu diido Liverpool iyo Real Madrid oo kooxdiisa lasii joogo. (Mirror)

ADVERTISEMENT

Bournemouth ayaa Roma wax ka weydiisay heshiis amaah ah oo ay kaga heli karto daafaca bidix ee Matias Vina oo hoos uga dhacay xulashada Jose Mourinho. (Mail)

Arsenal ayaa ku dhaw saxeexa daafaca dhexe ee Spezia ee Jakub Kiwior oo 20 Milyan oo pound ugu soo biiraya. (Sky Sports)

Aston Villa tababaraheeda Unai Emery ayaa fasaxaya daafaca dhexe ee Calum Chambers oo uu hore sidoo kale Arsenal uga diray. (Mirror)

Newcastle United ayaa sii wada wadahadalka ay Flamengo kaga doonayso weeraryahan Matheus Franca. (90min)

Chelsea ayaa xiisaynaysa daafaca midig ee kooxda Lyon ee Malo Gusto walow kooxdiisu inay sii haysato doorbidayso. (L’Equipe – in French)

Share453Tweet283
ADVERTISEMENT

Related Posts

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Man United v Reading – Red Devils Oo FA Cup U Jeedsanaya, Xiddiga Usoo Laabtay, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Man United ayaa isha ku haysa inay boos ka samaysato wareega shanaad ee FA Cup-ka kahor kulanka ay wareega afraad...

HORDHAC: Girona v Barcelona – Catalan Derby – Barca Oo Kooxda Jaarkeeda Guul Ka Doonaysa, Shaxaha & Xogaha Kulanka

HORDHAC: Girona v Barcelona – Catalan Derby – Barca Oo Kooxda Jaarkeeda Guul Ka Doonaysa, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Barcelona ayaa maanta booqasho gaaban ugu tagaysa kooxda ay gobolka Catalonia wada degaaan ee Girona oo ay ku booqanayso Estadi...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.