Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga & Waxay Wargeysyadu Qoreen Maanta Oo Isniin Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 23, 2023
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

West Ham khadkeeda dhexe ee Declan Rice ayaa isha ku haya inuu Arsenal ku biiro xagaaga xilli la filayo in Chelsea iyo Man United u tartamaan saxeexiisa. (Guardian)

ADVERTISEMENT

Everton mulkiilaha qaybta ugu badan ku leh ee Farhad Moshiri ayaa boodhka kooxda wadahadalo kala yeeshay  mustaqbalka Frank Lampard iyo tababarayaasha bedeli kara. (Telegraph – subscription required)

Tottenham tababaraheeda Antonio Conte oo heshiiskiisu xagaaga dhacayo ayaa kooxda u sheegay inay hakiso heshiiska cusub ee ay usoo bandhigtay maadaama oo uusan haatan doonayn inuu ka fikiro. (Sky Sports)

Wakiilka Leandro Trossard ayaa sheegay in Tottenham ay saxeexiisa wadahadal kaga jirtay kahor inta uusan Arsenal ku biirin. (Mirror)

ADVERTISEMENT

Bryan Gil ayaa la aaminsan yahay inuu yahay mid kamida saddex ciyaartoy oo Tottenham u bandhigtay Roma si ay uga hesho Nicolo Zaniolo. (Football Insider)

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Roma tababaraheeda Jose Mourinho ayaa sheegay inuu filayo in Zaniolo kooxda sii joogi doono maadaama dalabadka laga soo gudbiyay yihiin kuwo aan u qalmin. (Football Italia)

Roma ayaa xidhiidh hordhac ah la samaysay wakiilka Hakim Ziyech oo ay u dhaqaaqi karaan haddii ay iibiyaan Zaniolo. (Sky Sports Italia, in Italian)

Everton ayaa sidoo kale doonaysa Ziyech balse doorbidaysa inay marka hore amaah kula saxeexato oo gadaal rasmi ka dhigto heshiiskaas. (Mail)

Manchester United ayaa PSG kula biirtay tartanka 17 sano jirka ree Brazil ee Vitor Roque oo 52.5 Milyan pound lagu jabin karo heshiiskiisa Athletico Paranaense. (Gazzetta dello Sport, via Express)

ADVERTISEMENT

Nottingham Forest ayaa isha ku haysa goolhayaha PSG ee Keylor Navas kaddib dhaawaca haleelay Dean Henderson, Leicester iyo Bournemouth ayaa kula tartamaya saxeexa Navas. (Mundo Deportivo, in Spanish)

Barcelona ayaa ku faraxsan bandhigyada Marcos Alonso isla markaana diyaar u ah inay wadahadalo heshiis cusub la bilawdo marka suuqa January xidhmo. (Sport)

Inter Milan ayaa xiisaynaysa Chris Smalling oo heshiiskiisa AS Roma xagaaga dhacayo. (Gazzetta dello Sport, in Italian)

Wakiilka Stefan de Vrij ayaa sheegay in Inter Milan kala soo xidhiidhay heshiis kordhin uu sameeyo ciyaaryahankiisu. (Rai Sport, via Football Italia)

Share463Tweet290
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.