Labada kooxood ee ugu guulaha badan taariikhda tartanka Copa del Rey ayaa caawa isku haleelaya finalka xilli ciyaareedkan ee tartankan,...
Real Madrid iyo Luka Modric ayaa gaadhay heshiis cusub oo sannad ah oo uu 35 jirkani kusii joogi doono caasimadda...
Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa la xusayaa inuu qaadanayo irbado si lamid ah sidii uu sameeyay...
Daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lagu soo warramayaa inay u kala dhammaatay kooxda uu kusoo...
Lix toddobaad ayaa ka hadhay dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaanay Real Madrid wali ku tartamaysaa laba koob oo ay fursad u...
Ronald Koeman ayaa shaaciyey liiska ciyaartoydiisa kulanka finalka Copa del Rey ee Sabtida, waxaanu soo qaatay dhamaan ciyaartoydiisa marka laga...
Chelsea ayaa tagi doonta gegida Alfredo Di Stefano lugta hore ee wareega afar dhammaadka Champions League iyada oo kalsooni weyn...
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa la xusaya inuu muddooyinkan ugu dambeeyay tababaro gaar ah siiyay da'yarka weerarka...
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay dhigatay qorshe cusub oo ay kusoo xerogalinayso weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland...
Akhristayaasha shabakadda ree Spain ee MARCA ayaa doortay kooxda ay u arkaan mida ku guuleysan doonta horyaalka La Liga xilli...
Jagada madaxweynenimo ee kooxda Real Madrid ayaa markii shanaad ee xidhiidh ah loo doortay Florentino Perez iyo markii lixaad ee...
Waxa subaxnimada saaka oo Salaasa ah wararka kala duwan ee saxaafada kubadda cagta Spain qabsaday warka Real Madrid gaar ahaan...
Manchester United ayaa laga tuuray saddexda kaalmood ee ugu sarreeya ee kooxaha ugu qiimaha badan kubadda cagta dunida, waxaana kaalinta...
Kahor kulanka Arbacada ay gegida Anfield ku booqanayaan kooxda Liverpool, Real Madrid ayaa haysata sabab ay kalsooni ku dareento waana...
Xiddiga qaabka amaahda ah kaga maqan Manchester United ee Jesse Lingard oo qayb ka ah West Ham United oo uu...
Daafaca bidix ee kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa shaaca ka qaaday sida uu shakiga uga qabo in kooxdu ay...
Lionel Messi ayaa la weydiiyey haddii uu aqoon u leeyahay sharciga ciyaaraha, waxaana su'aashani ka timid garsoorihii dhexdhexaadinayay kulankii Clasico...
Xiddiga Muslimka ah ee Mesut Ozil ayaa u dabbaal-degay guushii ay Real Madrid ka gaadhay Barcelona habeenkii xalay, waxaana uu...
Ka dib seddex guul oo isku xigta oo kulanka El Clasico ah, Real Madrid ayaa ugu danbeyn dhanka guulaha ka...
Lionel Messi ayaa mar kale abuuray dood ah haddii uu ku ciyaari karo habeen qabow oo roob ah garoonka Stoke...