Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa maanta lagu soo xidhayaa kulamo ay kooxuhu isku xidhan yihiin oo ay midba rajaynayso...
Da'yarka garabka weerar ee kooxda Manchester United ee Marcus Rashford ayaa diiday inuu meesha ka saaro fursada uu mustaqbalka kaga...
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa lagu soo warramayaa inuu go'aan iyo qorshe ka leeyahay mustaqbalka kooxdiisa xilli heshiiska...
Tababaraha halyeeyga ah ee kooxda Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa sheegay hal qoomamo oo uu wali ka qabo...
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb galaya kulanka ugu dambeeya horyaalka...
Halyeeyga kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa ah midka ugu cad cad ee noqon kara tababaraha xiga ee kooxdiisii hore...
Waa kulankii ugu dambeeyey horyaalka Spain ee LaLiga, waa kulamo ay labada kooxood ee Real Madrid iyo Atletico Madrid ba...
Roberto Carlos ayaa sheegay inuu la seexday Ronaldo in ka badan intii uu la seexday xaaskiisa, isagoo si faahfaahsan uga...
Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa indhaha isku-hay, midba midka kale ayuu hoosta ka habaarayaa, laakiin kooxda xaaladdeedu liidato waa...
Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka warramay xaqiiqada kooxdiisa, iyadoo uu qirtay in aanu dareemaynin kalsoonida kooxda. Koeman ayaa...
Xilli ciyaareedka 2020/21 waxa uu ahaa mid ku adkaa Barcelona, laakiin waxay dib u heleen Joan Laporta oo ahaa madaxweyihii...
Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa wajahaya afar maalmood oo ah kuwa ugu muhiimsan xirfadiisa ciyaareed, maalmahaas ayaa noqon...
Walaalka Paul Pogba ee Mathias ayaa si lama filaan ah walaalkii ugu sheegay inuu ku biiro kooxda ree Spain ee...
Wargeyska ree Spain ee AS ayaa fahamsan in garabka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe uu doonayo inuu ku biiro Real...
Sida uu sheegayo wargeyska AS, mustaqbalka da'yarka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa ah mid aan la ogayn halka uu...
Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha uga qayb galaya kooxdiisa kulankeeda ugu dambeeya xilli ciyaareedka...
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ku dhawaaqay in garabka weerar ee kooxdiisa ee Eden Hazard uu gabi...
Weeraryahanka kooxda Lyon ee Memphis Depay ayaa shaaciyay in kulanka toddobaadkan uu u ciyaarayo kooxdaasi uu yahay midka ugu dambeeya...
Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in kabtankeeda Lionel Messi uusan ka qayb qaadan doonin kulankeeda ugu dambeeya xilli ciyaareedkan ee...
Sergio Ramos ayaa wajahaya afartii maalmood ee ugu muhiimsaneyd waayihiisa ciyaareed. Daafaca ayaa ku duceysanaya in inta u dhaxeysa Jimcaha...