Xulka qaranka Germany ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay magaca tababaraha cusub ee hoggaamin doona xulkaas kaddib tartanka Euros iyaga...
Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqday inay heshiis cusub ka saxeexatay khadka dhexe ee kooxdeeda ee Luka Modric oo kamid...
Weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema ayaa shaaciyey waxa uu ka ogyahay go'aanka iyo mustabqlka tababare Zinedine Zidane oo la...
Tababaraha kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa daboolka ka qaaday wixii uu smaeeyey markii uu maqlay in...
Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa ka helay ciyaaryahannada ugu badan, shaxda kooxdii ugu fiicnayd horyaalka waddanka Spain ee LaLiga, sida...
Xulka qaranka Spain ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ayaa lagu dhawaaqay maanta, waxaana laga reebay kabtan Sergio Ramos...
Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin sababtii uu guud ahaan...
Saxafiga aadka looga ixtiraamo dalka Spain ee Edu Aguirre ayaa shaaca ka qaaday war xasaasi ah oo ah in garabka...
Hoggaamiyaha kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaan xalay kahor tagin kooxda Bologna balse haddana rekoodh cajiib ah kala baxay garoonka...
Garabka weerar ee kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa fariin u diray saaxiibkiisii hore ee Barcelona ee Luis Suarez...
Weeraryahanka kooxda Lyon iyo xulka qaranka Netherlands ee Memphis Depay ayaa lagu soo warramayaa inuusan ku biiri doonin kooxda Barcelona...
Ronald Koeman ayaa xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyey Barcelona ee 2020/21 uu kusoo dhamaaday niyad-jab iyo kulamo guul-darrooyin ah oo waqti...
Luis Suarez ayaa qarsan kari waayey dareenkiisa markii uu Atletico Madrid ka caawiyey in ay ku guuleysato horyaalka LaLiga Santander...
Waxaa si rasmi ah u burburay saaxiibtimadii ka dhaxeysay fanaanka caanka ah ee reer Colombia Maluma iyo xiddiga reer Brazil...
Luis Suarez ayaa garoonka dhex-fadhiistay isagoo ooyaya oo ay indhihiisu qoyan yihiin, dabnihiisa iyo wajigiisa oo dhan ayaa laga garanayay...
Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa hanashada horyaalka Spain ee LaLiga ugu hambalyeeyey Atletico Madrid oo caawa ku guuleysatay...
Atletico Madrid ayaa ku guuleystay horyaalka waddanka Spain ee LaLiga kaddib dedaal badan oo ay soo samaysay xilli ciyaareedkan oo...
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa loo diiwaan-geliyey taariikh madow kaddib markii ay Atletico Madrid kaga guuleysatay horyaalka LaLiga oo...
Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ee xilli ciyaareedka 2020-21, waxaana ku hoggaamiyey...
Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa maanta lagu soo xidhayaa kulamo ay kooxuhu isku xidhan yihiin oo ay midba rajaynayso...