QIIMAYN: 50ka Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsan SHANTA Horyaal Ee Waaweyn Oo La Qiimeeyey & Xiddiga Kaalinta 1aad Ku Jira

Advertisements

Kaddib markii uu soo dhamaaday xilli-ciyaareedka 2021/22, waxa sii socota qiimaynta kala duwan ee lagu samaynayo ciyaartoyda iyo kooxaha ugu fiican, waxaana haatan soo baxday qiimaynta dhinaca ciyaartoyda, iyadoo maalin ka horna aanu idiin soo gudbinay kooxaha ugu wanaagsanaa shanta horyaal ee Yurub.

Ciyaartoyda ugu badan ee ku jira liiska 50ka xiddig ee ugu fiicnaa xilli ciyaareedka ayaa ka dheela horyaalka Premier League, laakiin wax laga garaacay kaalmaha hore.

Advertisements

Karim Benzema oo la isku raacsan yahay inuu yahay ciyaartoyga ugu cadcad ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or ayaan kasoo muuqanin saddexda boos ee ugu horreeya waxaana uu u dhaadhacay booska kaalinta afraad isaga oo kasii hooseeya Lionel Messi oo xilli ciyaareedkiisii ugu xumaa dhamaystay sannadkan.

Xusuuso badan oo wanaagsan iyo kuwo isku dhafan ayaa laga guntay horyaallada waaweyn ee Yurub ee sannadkan, sida Premier League oo ay Manchester City oo illaa maalintii ugu dambaysay loollamayay.

Advertisements

Shabakadda WhoScored ayaa soo saartay qiimaynta 50kii ciyaartoy ee ugu fiicnaa xilli ciyaareedka dhamaaday ee shanta horyaal waaweyn ee Yurub ee Premier League, LaLiga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1.

Xiddiga PSG ee Kylian Mbappe ayaa noqday ciyaartoygii ugu qiimaynta sarreeyey xilli ciyaareedkii tegay, waxaana ku xigay weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski, halka Lionel Messi uu yahay ciyaartoyga saddexaad, iyadoo uu afraadna u dhacay Karim Benzema.

Halkan kaga bogo Qiimaynta 50ka xiddig ee ugu wanaagsanaa shanta horyaal ee waaweyn ee Yurub

50. Andrew Robertson (Liverpool – 7.23)

49. Ilkay Gündogan (Manchester City – 7.24)

48. Lucas Paquetá (Lyon – 7.24)

47. Reece James (Chelsea – 7.24)

46. Marcos Reus (Borussia Dortmund – 7.25)

45. Joselu (Deportivo – 7.25)

44. Casemiro (Real Madrid – 7.26)

43. Sofiane Boufal (Angers – 7.27)

42. Bernardo Silva (Man City – 7.28)

41. Ivan Toney (Brentford – 7.28)

40. Hakan Çalhanoglu (Inter Milan – 7.28)

39. Sadio Mané (Liverpool – 7.29)

38. Serge Gnabry (Bayern Munich – 7.30)

37. Phil Foden (Man City – 7.30)

36. Luis Muriel (Atalanta – 7.30)

35. Alphonso Davies (Bayern – 7.31)

34. Ciro Immobile (Lazio – 7.31)

33. Aurélien Tchouaméni (Monaco – 7.32)

32. Dusan Vlahovic (Fiorentina/Juventus – 7.33)

31. Thomas Müller (Bayern – 7.34)

30. Lorenzo Pellegrini (Roma – 7.34)

29. Joel Matip (Liverpool – 7.35)

28. Sergej Milinkovic-Savic (Lazio – 7.36)

27. Rafael Leão (AC Milan – 7.37)

26. Nabil Fekir (Real Betis – 7.38)

25. Nico Schlotterbeck (Freiburg – 7.39)

24. Téji Savanier (Montpellier – 7.40)

23. Florian Wirtz (Leverkusen – 7.41)

22. Martin Terrier (Rennes – 7.41)

21. João Cancelo (Man City – 7.43)

20. Domenico Berardi (Sassuolo – 7.43)

19. Dimitri Payet (Marseille – 7.44)

18. Benjamin Bourigeaud (Rennes – 7.44)

17. Rodri (Man City – 7.44)

16. Patrik Schick (Leverkusen – 7.45)

15. Harry Kane (Tottenham – 7.45)

14. Ousmane Dembélé (Barcelona – 7.46)

13. Trent Alexander-Arnold (Liverpool – 7.51)

12. Son Heung-min (Tottenham – 7.52)

11. Mohamed Salah (Liverpool – 7.54)

10. Erling Haaland (Borussia Dortmund – 7.55)

9. Vinicius Jr (Real Madrid – 7.56)

8. Joshua Kimmich (Bayern – 7.60)

7. Christopher Nkunku (RB Leipzig – 7.64)

6. Kevin De Bruyne (Man City – 7.64)

5. Neymar (Paris Saint-Germain – 7.65)

4. Karim Benzema (Real Madrid – 7.69)

3. Lionel Messi (PSG – 7.77)

2. Robert Lewandowski (Bayern – 7.89)

1. Kylian Mbappé (PSG – 8.04)

Advertisements

2 Fekradood

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*

Haddii Aad Ka Heshay Warbixintaan Fadlan La Wadaag Asxaabtaada