Real Madrid Sedex Dhib Ayaa Hayay Kulankii Real Liveprool , Reds-na Hal Mushkilad Ayay Caan Ku Noqdeen
Waxa soo dhamaystirmay afarta kooxood ee iskugu soo hadhay wareegga semi-finalka tartanka Champions League kaddib markii lasoo gabogabeeyey kulamada wareegga...
Real Madrid iyo Manchester City ayaa iska xaadiriyey semi-finalka tartanka Champions League, kaddib markii ay wareeggii siddeedda kaga soo tallaabsadeen...
Manchester United waxay xilli ciyaareedkan inta badan ku guuleysataa kulamada bannaanka ee ay martida tahay, marka loo eego kulamada ay...
Taageereyaasha Liverpool ayaa weerar ku qaaday baska ciyaartoyda Real Madrid ay usoo qaateen garoonka Anfield, waxaana lagu tuuray dhalo burburisay...
Toddobaadkani uma fiicnayn Zlatan Ibrahimovic, sababtoo ah waxa uu qaatay kaadh cas kulankii Parma, haddana waxa loo haystaa dembi kale...
Tababarihii hore ee Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa shaaciyey in kaliya afar ciyaartoy oo heer-caalami ah uu tabababare...
Saddex jeer oo kala duwan ayaa hurdada laga kiciyey, waxaanay ahaayeen kuwo jugta iyo qaylada baxaysa aan ka ledin, xilli...
Afar ka mid ah ciyaartoyda Liverpool ayaa ganaax anshax xumo ku dhici karaa marka ay caawa garoonkooda Anfield ku qaabilaan...
Real Madrid ayaa lugta labaad ee wareegga siddeedda Champions League, waxay ku waajahaysaa Liveprool oo ay marti ugu tahay Anfield,...
Arsenal ayaa iska difaacday liis dalabaad ah oo ka imanayay 15 kooxood oo Yurub ah iyada oo ugu dambayn weeraryahanka...
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay dhigatay qorshe cusub oo ay kusoo xerogalinayso weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland...
WARARKA CIYAARAHA:Chelsea Oo Arin Culus Sameysey, Man Utd Maxaa Ka Cusub Iyo Sheekooyin La Xariira Barcelona Iyo Juventus
Tababaraha kooxda Fc Porto ee Sergio Conceicao ayaa shaaca ka qaaday in dhigiisa kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ee uu...
Garabka weerar ee kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar ayaa ku dooday kaddib markii uu soo dhammaaday kulankii ay xalay ka...
Xiddigii hore ee kooxaha Manchester United iyo Bayern Munich ee Owen Hargreaves ayaa ka hadlay sababta ay kooxda ree France...
Daafaca dhexe ee kooxda Manchester United ee Eric Bailly oo kamid ah xiddigaha kooxdaas kuwooda ay ugu jecel yihiin taageerayaashu...
Daafaca bidix ee kooxda Liverpool ee Andy Robertson ayaa isbar-bardhig ku sameeyay kulanka ay caawa gegida Anfield kusoo dhawaynayaan dhigooda...
Akhristeyaal, wuu xidhan yahay suuqa iibka ciyaartoydu, waxaana si rasmi ah loo furi doonaa bisha June, laakiin hadda ayay kooxuhu...
Difaaca Manchester United ee Luke Shaw ayaa sheegay in aan marnaba lala barbar-dhigi karin halyeygii Brazil ee Roberto Carlos, kaas...