Laacib, Laacibnet, Laacib.net
  • Wararka Maanta
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
  • Wararka Champions League

HomeWararka Ciyaaraha

Wararka Ciyaaraha

Advertisements

Ciyaaraha Laacib waxay halkaan kugu soo gudbineysaa wararka ciyaaraha ee maanta. War walba oo ciyaaraha ah halkaan ayaad ka daalacan kartaa haddii ay ahaan laheyd wararka suuqa, natiijooyinka, dhacdooyinka, muuqaalada iwm.

Klopp
Wararka Champions League

YAABKA YAABKII: Jurgen Klopp Oo Mar-Marsiyo Layaab Leh U Sameeyay Guuldarradii Xalay Kooxdiisa Liverpool Kasoo Gaadhay Real Madrid

April 7, 2021 Saed Mohamed

  Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayuu kasoo yeedhay hadal layaab lehi kaddib markii …

Suuqa Kala Iibsiga

WAR LA SUGAYAY: Zidane Oo Afka Furtay, Juventus Oo Jacaylkeeda Uu Qiray Iyo Del Piero Oo Xasuusiyey Waayo Hore

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii xalay ay Real Madrid ku garaacday Liverpool, tababare Zinedine …

De Bruyne
Suuqa Kala Iibsiga

DEG-DEG: Kevin de Bruyne Oo Go’aamiyey Mustaqbalkiisa Manchester City & Heshiiska Cusub Ee Uu Saxeexay

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Xiddiga reer Belgium ee Kevin de Bruyne ayaa soo afjaray hadal-hayntii ka taagnayd mustaqbalkiisa Manchester …

tImjDMX
Wararka Champions League

Hal Sawir Oo Kaliya: Hargreaves, Lescott Iyo Gardiola Oo Ka Hadlay Garsoorihii Xalay Ee Sawirka La Galay Erling Haaland

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Octavian Sovre oo ahaa kaaliyaha garsooraha dhexe, isla markaana calanka uga hayay dhinaca ayaa dhamaadka …

Wijnaldum
Wararka Champions League

“Wuu Iska Taagan Yahay, Waxba Ma Qabanayo…” Jamaahiirta Liverpool Oo La Yaabay Wijnaldum Oo Daawanayay Gool Laga Dhalinayo Kooxdiisa

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ka cadhooday xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum oo …

Klopp
Wararka Champions League

Qaladaadkii Sababta U Noqday Guul-darradii Liverpool Ee Jurgen Klopp Uu Sameeyey Kulankii Xalay Ee Real Madrid

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Rajada Liverpool ee xilli ciyaareedkan ayaa ku xidhan natiijada ay ka keenaan kulanka lugta labaad …

Capture
Wararka Champions League

Liverpool Oo Ka Soo Laabatay Madrid Iyagoo Ka Mahadcelinaya Karbaashkii Ku Dhacay & Sababta Ka Danbeysa

April 7, 2021 Saed Mohamed

Qeybtii hore Liverpool waxay aheyd mid aad iyo aad u xun, haddii uu jiro tilmaame …

Zidane
Suuqa Kala Iibsiga

Bye…Bye: Zinedine Zidane Masii Ahaanayo Tababaraha Real Madrid & Waqtiga Shaqada Laga Caydhinayo

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Zinedine Zidane ayaa guul weyn ku hoggaamiyey kooxdiisa Real Madrid kulankii ay xalay ku garaaceen …

Porto Chelsea
Wararka Champions League

Hordhac: Porto vs Chelsea – Rikoodhka 8 Kulan Oo Ay Yeesheen, Dileyaasha Ganaaxa Ku Maqan Iyo Shaxaha Macquulka Ah

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Chelsea ayaa safar ugu baxday waddanka Spain oo ay lugta hore ee wareegga siddeedda Champions …

Bayern Munich vs PSG
Wararka Champions League

Hordhac: Bayern Munich vs PSG – Saddex Xiddig Oo Korona Ku Maqan, Dhaawacyada, Xogta Kulanka & Rikoodhka Kulamadii Hore Ee Labada Kooxood

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ayaa caawa foodda isku daraya lugta hore ee wareegga siddeedda …

liverpool
Wararka Ciyaaraha

Xiddigii Ugu Liitay Garoonka, Laacibkii Noqday Xiddiga Garoonka & Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Real Madrid Dhulka Ku Jiiday Liverpool

April 7, 2021 Saed Mohamed

Liverpool ayaa qaab ciyaareed aad iyo aad u xun soo bandhigtay qeybtii hore ee kulankii …

000000000
Wararka Ciyaaraha

Sedex Qalad Oo Liverpool Ku Keenay Guul-darada Iyo Laba Arin Iyana Caawisay Real Madrid , Fadeexo Kubadeed

April 7, 2021 Saed Mohamed

Sedex Qalad Oo Liverpool Ku Keenay Guul-darada Iyo Laba Arin Iyana Caawisay Real Madrid , …

Capture
Wararka Champions League

Real Madrid Oo Dhulka La Dhacday Liverpool, Vinicius Oo Taariikh Cusub Dhigay & Manchester City Oo Waqtigii Dhimashada Guul Ka Gaadhay Dortmund

April 7, 2021 Abdiwahab Ahmed

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa guul weyn ka gaadhay Liverpool oo ay dhex jiid-jiiday …

Tuchel Kante
Wararka Champions League

RASMI: Thomas Tuchel Oo Shaaciyey Xiddigaha Chelsea Ee Kulanka FC Porto

April 6, 2021 Abdiwahab Ahmed

Tababare Thomas Tuchel ayaa xaqiijiyey in kooxdiisu ay dib u heshay saddex ka mid ah …

Gnabry
Wararka Champions League

ARGAGAX: Bayern Munich Oo Mushkilad Dhexda Kaga Jirta & Dhaawacii Lewandowski Oo Uu Ugu Darsaday Xiddig Kale Oo KORONA Ku Dhacay

April 6, 2021 Abdiwahab Ahmed

Bayern Munich ayaa noqotay kooxdii ugu dambaysay ee ciyaartoy ku weyda fayraska Korona oo toddobaadkan …

Wararka Champions League

DEG-DEG: Rikoodh Laga Diiwaangeliyey Shaxda Real Madrid Ee Zinedine Zidane Kala Hor-tegay Liverpool

April 6, 2021 Abdiwahab Ahmed

Shaxda Real Madrid ay kala hor tagtay Liverpool lugta hore ee wareegga siddeedda ayaa markii …

Man City vs Dortmund
Wararka Champions League

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City vs Borussia Dortmund – Yaa Kusoo Bilowday Sidee Ayuuse Pep Ku Joojinayaa Haaland?

April 6, 2021 Abdiwahab Ahmed

Manchester City ayaa garoonkeeda kusoo dhoweynaysa Borussia Dortmund oo ay garoonka Etihad Stadium ku wada …

Real Madrid vs Liverpool
Wararka Champions League

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid vs Liverpool – Zidane Oo Xalliyey Mushkiladdii Difaaca & Klopp Oo Kaydka Dhigay Xiddigo Waaweyn

April 6, 2021 Abdiwahab Ahmed

Real Madrid iyo Liverpool ayaa ku sugan garoonka Alfredo Di Stefano ee magaalada Madrid oo …

Capture
Wararka Ciyaaraha

Shaxdii Real Madrid Ay Caawa Kala Hortageysay Oo Isbedeshay, Musiibo Cusub Oo Soo Wajahayday Zidane & Shaxdiisa Cusub

April 6, 2021 Saed Mohamed

Real Madrid waxaa soo wajahay dhabarjab xoogan maanta ka hor kulanka caawa ee Liverpool madaama …

Thomas Tuchel on Antonio Rudiger ad
Wararka Ciyaaraha

Thomas Tuchel Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhexmaray Xiddigihiisa Antonio Rudiger Iyo Kepa Arrizabalaga & Amaan Uu U Jeediyay Rudiger

April 6, 2021 Saed Mohamed

Thomas Tuchel ayaa ku amaanay raaligelintii degdega aheyd ee uu Antonio Rudiger siiyay goolhaye Kepa …

Posts navigation

« 1 … 611 612 613 … 620 »


Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • About Us
  • Advertise with us
  • Privacy Policy

All Rights Reserved Copyright. © Laacibnet.net