Ciyaaraha Laacib waxay halkaan kugu soo gudbineysaa wararka ciyaaraha ee maanta. War walba oo ciyaaraha ah halkaan ayaad ka daalacan kartaa haddii ay ahaan laheyd wararka suuqa, natiijooyinka, dhacdooyinka, muuqaalada iwm.
SAADAAL: Liverpool Oo Garaacaysa Arsenal, United Oo Guul Helaysa, Mourinho Oo Soo Kacaya Iyo Saadaasha Kulamada EPL Ee Toddobaadkan
Horyaalka waddanka Ingiriiska ayaa dib loogu soo laabanayaa kaddib laba toddobaad oo fasaxa kulamada caalamiga …