Ciyaaraha Laacib waxay halkaan kugu soo gudbineysaa wararka ciyaaraha ee maanta. War walba oo ciyaaraha ah halkaan ayaad ka daalacan kartaa haddii ay ahaan laheyd wararka suuqa, natiijooyinka, dhacdooyinka, muuqaalada iwm.
Labadii Qalad Ee Jurgen Klopp Sameeyey Ee Halista Geliyey Liverpool Kulankii Aston Villa Ee Anfield
Liverpool ayaa soo afjartay inkaar ka haysatay kulamada garoonkeeda Anfield ee horyaalka Premier League, kaas …