DEG-DEG: Isku Aadka Tartanka Olympic Oo La Sameeyay & Labada Xul Ee Waaweyn Ee Qoorta Isla Galay

28-ka xul qaran ee usoo baxay tartanka Olympics ayaa ogaaday Group-yada ay ku jiraan ee ay kaga qayb gali doonaan tartankaas kaddib markii ay hay’ada kubadda cagta ee FIFA maanta ku samaysay isku aadka magaalada Zurich.

Markale waxa is arki doona labada xul qaran ee Brazil iyo Germany kuwaas oo wada ciyaaray Final-kii tartankaas ee 2016 markaas oo xulka qaranka Samba uu ku guuleystay iyadoo ay labada xul ee kale ee Group-ka la wadaagi doonaa ay yihiin Cote d’Iviore iyo Saudi Arabia.

Tokyo 2020 Confirms All Venues Have Been Secured For Olympic Games

Group-ka kale ee adag ayaa ah midka ay wada galeen xulalka Argentina, Masar, Spain iyo Australia.

Isku Aadka Oo Dhammaystiran

Image

 

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*