AKHRISO: Xiddigihii Yimid Ama Ka Baxay Koox Kasta Oo Premier League Ah Suuqa Iibka Xagaagan

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxa uu waddanka Ingiriiska u furmay Arbacadii June 9, 2021, waxaanay ka horreeyeen dalalka kale ee Yurub.

Kooxaha Premier League ayaa ahaa kuwa ugu dhaqdhaqaaqa badan suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaanay suuqa geliyeen lacagtii ugu badnayd si la mid ah sannadihii ugu dambeeyey oo ay kaalinta koowaad kaga jireen iibka marka loo eego horyaallada dalalka kale. Premier League ayay kooxihiisu haystaan fursad ay ciyaartooyo ku iibsan karaan illaa maalinta uu xidhmayo suuqaiibka oo ah Salaasada, August 31, taas oo ka dhigan in horyaalka oo socda muddo 16 maalmood ah uu suuquna furnaanayo.

Suuqa

Halkan waxa aanu idiinku soo gudbinaynaa saxeexyadii ay sameeysay koox kasta oo Premier League ah, ciyaartoydii ka tegay, kuwii ay amaahda ku bixisay iyo xataa kuwii ay amaahda kusoo qaadatay.

Arsenal

Saxeexyadii yimid

  • Nuno Tavares (Benfica)

Ciyaartoydii ka tegay

  • Matt Smith (Doncaster, amaah)
  • Daniel Ballard (Millwall, amaah)
  • Ben Sheaf (Coventry)

ciyaartoyda heshiiskoodu dhamaadka ku dhow yahay

  • Alexandre Lacazette
  • Sead Kolasinac
  • Mohamed Elneny
  • Dejan Iliev
  • Calum Chambers
  • Eddie Nketiah

Aston Villa

Aston Villa – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

Aston Villa – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Tom Heaton (Manchester United)

Aston Villa – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Ashley Young
  • Conor Hourihane
  • Kortney Hause

Brentford

Brentford – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

Brentford – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Emiliano Marcondes (Bournemouth, released)
  • Aaron Pressley (AFC Wimbledon, amaah)

Brentford – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Pontus Jansson
  • Julian Jeanvier
  • Jaakko Oksanen
  • Dominic Thompson

Brighton

Brighton – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

  • Enock Mwepu (RB Salzburg)

Brighton – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Jensen Weir (Cambridge, amaah)
  • Mat Ryan (Real Sociedad)
  • Viktor Gyokeres (Coventry)
  • Ryan Longman (Hull, amaah)
  • Carl Rushworth (Walsall, amaah)

Brighton – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Danny Welbeck
  • Pascal Gross
  • Jurgen Locadia
  • Christian Walton
  • Solly March
  • Percy Tau
  • Leo Ostigard
  • Tudor Baluta
  • Billy Arce

Burnley

Burnley – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

Burnley – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Jimmy Dunne (QPR)
  • Joel Mumbongo (Accrington, amaah)

Burnley – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Phil Bardsley
  • Jack Cork
  • Erik Pieters
  • Dale Stephens
  • Jay Rodriguez
  • Ashley Barnes
  • Ben Mee
  • Matej Vydra
  • James Tarkowski

Chelsea

Chelsea – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

Chelsea – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Juan Castillo (Birmingham City, amaah)
  • Billy Gilmour (Norwich, amaah)
  • Luke McCormick (Wimbledon)

Chelsea – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Thiago Silva
  • Cesar Azpilicueta
  • Danny Drinkwater
  • Olivier Giroud
  • Antonio Rudiger
  • Davide Zappacosta
  • Charly Musonda Jr
  • Michy Batshuayi
  • Emerson
  • Tiemoue Bakayoko
  • Andreas Christensen
  • Lewis Baker
  • Abdul Rahman Baba
  • Matt Miazga
  • Jake Clarke-Salter

Crystal Palace

Crystal Palace – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

  • Michael Olise (Reading)

Crystal Palace – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Sion Spence (Bristol Rovers, amaah)

Crystal Palace – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Martin Kelly
  • James McArthur
  • James Tomkins
  • Cheikhou Kouyate
  • Jordan Ayew
  • Jeffrey Schlupp
  • Jaroslaw Jach
  • Jean-Philippe Mateta
  • Jacob Montes

Everton

Everton – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

 

Everton – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Dennis Adeniran (Sheffield Wednesday)
  • Joshua King (Everton)

Everton – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Cenk Tosun
  • Fabian Delph
  • Seamus Coleman
  • James Rodriguez
  • Gylfi Sigurdsson
  • Bernard
  • Jonjoe Kenny
  • Beni Baningime
  • Jarrad Branthwaite

Leeds

Leeds – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

  • Junior Firpo (Barcelona)
  • Jack Harrison (Manchester City)

Leeds – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Kiko Casilla (Elche, amaah)
  • Alfie McAlmont (Morecambe, amaah)

Leeds – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Adam Forshaw
  • Patrick Bamford
  • Jordan Stevens
  • Robbie Gotts

Leicester City

Leicester City – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

  • Boubakary Soumare (Lille)

Leicester City – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Josh Knight (Petersborough)
  • Admiral Muskwe (Luton)
Leicester City – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay
  • Eldin Jakupovic
  • Sam Hughes
  • Marc Albrighton
  • Rachid Ghezzal
  • Daniel Amartey

Liverpool

Liverpool – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan
  • Ibrahima Konate (RB Leipzig)
Liverpool – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan
  • Joe Hardy (Accrington, released)
  • Liam Coyle (Accrington, released)
  • Kamil Grabara (FC Copenhagen, released)
  • Paul Glatzel (Tranmere, amaah)
Liverpool – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay
  • James Milner
  • Adrian
  • Loris Karius
  • Divock Origi
  • Ben Woodburn

Man City

Manchester City – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan
Manchester City – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan
  • Alex Robertson (Ross County, amaah)
  • Jack Harrison (Leeds)
  • Lewis Fiorini (Lincoln, amaah)
  • Gavin Bazunu (Portsmouth, amaah)
  • James Trafford (Accrington, amaah)
  • Callum Doyle (Hartlepool, amaah)
Manchester City – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay
  • Fernandinho
  • John Stones
  • Patrick Roberts
  • Lukas Nmecha
  • Philippe Sandler
  • Ko Itakura
  • Ryotaro Meshino

Manchester United

Manchester United – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan
Manchester United – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan
  • Tahith Chong (Birmingham, amaah)
  • Tom Heaton (Aston Villa)
  • Reece Devine (St Johnstone, amaah)

Manchester United – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Lee Grant
  • Juan Mata
  • Edinson Cavani
  • Paul Pogba
  • Jesse Lingard
  • Axel Tuanzebe

Newcastle United

Newcastle United – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

Newcastle United – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Lewis Cass (Port Vale, amaah)
  • Josh Martin (MK Dons, amaah)

Newcastle United – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Florian Lejeune
  • Fabian Schar
  • Paul Dummett
  • Yoshinori Muto
  • Sean Longstaff
  • Matthew Longstaff

Norwich City

Norwich City – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

  • Pierre Lees-Melou (Nice)
  • Billy Gilmour (Chelsea, amaah)

Norwich City – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Sam McCallum (QPR, amaah)
  • Akin Famewo (Charlton, amaah)
  • Mario Vrancic (Stoke, released)
  • Sebastian Soto (Porto, amaah)
  • Daniel Barden (Livingston, amaah)

Norwich City – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Teamu Pukki
  • Timm Klose
  • Lukas Rupp
  • Tom Trybull
  • Louis Thompson
  • Aston Oxborough
  • Todd Cantwell

Southampton

Southampton – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

  • Romain Perraud (Stade Brest)

Southampton – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Jake Vokins (Ross County, amaah)
  •  Dan Nlundulu (Lincoln, amaah)

Southampton – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Shane Long
  • Fraser Forster
  • Alex McCarthy
  • Jannik Vestergaard
  • Danny Ings
  • Jack Stephens
  • Mario Lemina
  • Harry Lewis
  • Dan N’Lundulu
  • Michael Obafemi

Tottenham

Tottenham – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

Tottenham – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • George Marsh (AFC Wimbledon, Bilaash ayuu ku tegay)

Tottenham – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Hugo Lloris
  • Joe Hart
  • Erik Lamela
  • Serge Aurier
  • Alfie Whiteman
  • Cameron Carter-Vickers

Watford

Watford – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

  • Peter Etebo (Watford, amaah)
  • Joshua King (Everton)
  • Dapo Mebude (Bilaash ayuu ku tegay)

Watford – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

Watford – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Ben Foster
  • Tom Cleverley
  • Andre Gray
  • Nathaniel Chalobah
  • Will Hughes
  • Stipe Perica
  • Francisco Sierralta
  • Domingos Quina
  • Kwasi Sibo

West Ham

West Ham – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

West Ham – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Felipe Anderson (Lazio)

West Ham – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • David Martin
  • Lukasz Fabianski
  • Mark Noble
  • Angelo Ogbonna
  • Andriy Yarmolenko
  • Ryan Fredericks
  • Felipe Anderson
  • Xande Silva
  • Ben Johnson

Wolves

Wolves – Ciyaartoyda ay lasoo wareegtay xagaagan

  • Rayan Ait-Nouri (Angers)
  • Francisco Trincao (Barcelona, amaah)

Wolves – Ciyaartoyda ka tegay xagaagan

  • Sadou Diallo (Forest Green, Bilaash ayuu ku tegay)

Wolves – Ciyaartoyda qandaraaskoodu dhamaadka yahay

  • Joao Moutinho
  • John Ruddy
  • Rui Patricio
  • Marcal
  • Romain Saiss
  • Rafa Mir
  • Trincao
  • Owen Otasowie

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Laacib.net

1 Fekrad

  1. Fadlan laacibnet.net waxan niga codsanaa qoraladda mark so dhigaysan aqriya kadib soo dhega example Everton ciyartoyadda ka tagay firiya wa qalad joshu kenu wuu ka tagay lkn ayadda ma u tagin qorlaaddad dib haloo aqriyo plz

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*