RASMI: PSG Oo Ku Dhawaaqday Liiska Xiddigaha Kooxdeeda Ee Kulanka Man City – Miyuu Seegay Mbappe Oo Dhaawac Qabay?

Tababare Mauricio Pochettino ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb gelaya kulanka lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League oo ay habeen dambe marti ku yihiin magaalada Manchester oo ay kooxda Manchester City kula ciyaari doonaan.

Paris ayaa isha ku haysa guul soo laabasho ah oo ay kaga soo kabanayso ciyaartii hore oo 2-1 loogaga soo adkaaday Parc des Princes iyaga oo doonaya inay sanadkii labaad ee xidhiidh ah gaadhaan Final-ka CL.

Image

Liiska uu tababare Pochettino magacaabay ayuu kusoo baxay da’yarka weerarka ee Kylian Mbappe kaas oo dhaawac ku seegay ciyaartii Sabtidii ay kooxdiisu guusha 2-1 ka ah kasoo gaadhay Lens.

Liiska Oo Dhammaystiran

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

2 Fekradood

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*