Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

WAR LA HELAY!! Saddexda Xiddig Ee Uu Ralf Rangnick Ku Sifeeyay Kuwa Man United La Dagaya Oo La Ogaaday

by Apdihakem Omer Adam
January 26, 2023
0
Man United Oo Saxeexeedii Koowaad Ee January Kaga Guuleysanaysa Barcelona, Real Madrid, Bayern Iyo Inter Milan

Wakhtigii uu sida kumeel gaadhka ah Ralf Rangnick u joogay shaqada tababarenimo ee Man United ayaa ahaa mid aan u fiicnayn in badan oo xiddigaha kooxdaas kamid ah.

ADVERTISEMENT

Mudada uu Rangnick joogay ayuu safka kooxda oo uu marka horeba isagoo aad u liita u yimid qolka labiska ku kala qaybsamay iyagoo ku dhammaystay dhibcahoodii ugu xumaa taariikhda Premier League.

Laakiin sidoo kale Rangnick ayaa bilaha uu Old Trafford joogay sii qishay nidaamka ay tahay in kooxdu u ciyaarto iyo sida aysan u anfacayn xiddigo badan oo da’ weyni iyo magac weyni isku darsaday oo uu Ole Gunnar Solskjaer kooxda keensaday.

Mid kamida waraysiyada Rangnick lagu xasuusto ayaa ah inuu sheegay in kooxdu 10 ciyaartoy oo cusub u baahantahay kaddib guuldarro 4-0 ah oo Liverpool kaga soo gaadhay Anfield.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, haatana wargeyska The Bild ee Germany ayaa banaanka soo dhigay magacyada saddex xiddig oo uu macalinka ree Germany u arkayay kuwa dila dareenka wanaagsan ee kooxda.

Sidoo Kale Akhri

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

January 29, 2023

Saddexdaas xiddig oo laba kamid ahi kooxda xagaagii ka tageen ayaa kala ah Edinson Cavani oo haatan Valencia jooga, Paul Pogba oo Juventus ku laabtay iyo Anthony Martial oo wali kooxda ku sugan.

Erik Ten Hag ayaa go’aansaday inuu qorshihiisa ku darsado Martial gaar ahaan kaddib markii uu isla xagaagiiba qas abuuray Cristiano Ronaldo.

ADVERTISEMENT
Share362Tweet226
ADVERTISEMENT

Related Posts

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Casemiro ayaa fariin digiin ah u diray Manchester City iyo Arsenal isagoo u sheegay inuu u soo socdo inuu soo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.