Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

WAR CAD: Tababaraha Newcastle Oo Ka Hadlay Xaqiiqada Haddii Mulkiilayaasha Sucuudigu Ronaldo Keenayaan Kooxdiisa

by Apdihakem Omer Adam
January 4, 2023
0
WAR CAD: Tababaraha Newcastle Oo Ka Hadlay Xaqiiqada Haddii Mulkiilayaasha Sucuudigu Ronaldo Keenayaan Kooxdiisa

Tababaraha kooxda Newcastle United ee Eddie Howe ayaa ka hadlay xaqiiqada wararka sheegaya in uu weeraryahan Cristiano Ronaldo kooxdooda kusoo biiri karo suuqa xagaaga dambe.

ADVERTISEMENT

Waxa jiray war uu qoray wargeyska Marca oo sheegaya in Ronaldo uu xilli ciyaareed amaah ku tagi karo Magpies haddii ay kooxdaasi usoo baxdo Champions League xilli ciyaareedka dambe.

Eddie Howe oo xogtaas wax laga weydiiyay kahor kulankii Arsenal ee xalay ayaa biyo qabaw ku shubay isagoo beeniyay.

“Waxaanu Cristiano Ronaldo u rajaynaynaa wanaag oo dhan balse xaqiiqo maaha warkaasi dhinacayaga” ayuu yidhi Eddie oo Sky Sports la hadlayay.

ADVERTISEMENT

Newcastle ayay si rasmi ah sanadkii 2021 ula wareegeen maalgaliyayaal Sucuudi ah taas oo ah sababta loola xidhiidhinayo Cristiano.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

15-kii bilood ee ugu dambeeyay ayay Newcastle lacago badan ku bixisay suuqa iyagoo kooxda kasoo kaxeeyay heerka kaalmaha Premier League looga dhaadhaco ilaa kaalmaha tartamada Yurub loogu soo baxo.

Arsenal ayaa haatan booska saddexaad ee miiska kala sarreynta Premier League jooga iyagoo ka dambeeya kaliya Arsenal iyo Man City.

Ronaldo ayaa dhinaciisa kulankiisii koowaad ee Al-Nassr Khamiista kahor tagi kara kooxda Al Ta’ee xilli xalay taageerayaasha loosoo bandhigay saxeexiisa.

Image

ADVERTISEMENT
Share362Tweet226
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.