Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

WAR BUUXA: Cristiano Ronaldo Oo Si Cad Uga Hadlay Haddii Uu Kooxda Al Nassr Ku Biirayo

by Apdihakem Omer Adam
December 7, 2022
0
WAR BUUXA: Cristiano Ronaldo Oo Si Cad Uga Hadlay Haddii Uu Kooxda Al Nassr Ku Biirayo

Kabtanka xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo oo haatan koox la’aan ah ayaa daboolka ka qaaday xaqiiqada wararka sheegaya haddii uu la heshiiyay kooxda ree Saudi Arabia ee Al Nassr.

ADVERTISEMENT

Bishii hore ayay ahayd markii uu si wadajir ah Man United ula kansalay heshiiskii uu kula jiray kaddib waraysi uu bixiyay oo aysan maamulka kooxdaasi jeclaysan.

Tan iyo markii la xaqiijiyay inuu xor yahay oo koox la’aan yahay, waxa waxbadan laga qorayaa mustaaqbalka 37 sano jirkaas.

Isniintii ayay ahayd markii ay soo baxeen warar sheegaya in Ronaldo qarka u saaran yahay inuu heshiis laba sano iyo badh ah ugu biiro Al Nassr iyadoo sanadkii lacag ku dhaw 200 Milyan oo euro uu mushahar u helayo.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, kaddib kulankii xalay ee Switerland ay 6-1 kaga adkaadeen ee uu Ronaldo kursiga keydka kusoo bilawday ayuu ka hadlay haddiiba uu jiro heshiis uu la gaadhay kooxda Saudi-ga ah.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

“Maya, taasi run maaha, run maaha” ayuu Ronaldo u sheegay saxafiyiinta kaddib kulankii koobka aduunka ee xalay isaga oo waxba kama jiraan ku sheegay warkii wargeyska Marca qoray.

Al Nassr ayaa ah mid kamida kooxaha ugu guulaha badan Saudi-ga iyagoo sagaal horyaal oo midkii ugu dambeeyay 2019 ahaa kusoo guuleystay.

ADVERTISEMENT
Share344Tweet215
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.