Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Waligay Isagoo Kale Ma Arag!!” – Paul Pogba Oo Sharaxay Arrinta Uu Kula Yaabay Ee Ronaldo Gaarka La Yahay

by Apdihakem Omer Adam
December 27, 2022
0
“Waligay Isagoo Kale Ma Arag!!” – Paul Pogba Oo Sharaxay Arrinta Uu Kula Yaabay Ee Ronaldo Gaarka La Yahay

Khadka dhexe ee kooxda Juventus ee Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday sida uu ula dhacsanaa Cristiano Ronaldo halkii xilli ciyaareed ee ay Manchester United kusoo wada qaateen.

ADVERTISEMENT

Kaddib sanad ay wada joogeen, Pogba ayaa heshiis xor ah markale ugu laabtay Juventus halka Ronaldo uu dhawaan ka hayaamay Man United oo uu wadajir heshiiskiisa ula kansalay.

Paul oo la hadlay barnaamijka Field Of Stories ayaa sheegay inuusan waligii arag qof lamida Cristiano marka ay noqoto dhinaca nidaamka iyo dedaalka.

“Nidaamka Ronaldo wuxuu ahaa mid aan la rumaysan karin, waligay ma arag sidaas oo kale” ayuu hadalkiisa ku bilaabay PP.

ADVERTISEMENT

“Nidaamkiisu waxa uu ahaa heerkale, waxaan arkaa xirfadlayaal caalami ah, ciyaartoy caalami ah, iyagu waa kuwo aad u nidaamsan, xilli hore ayay yimaadaan, dhammaantood waxay sameeyaan tababar soo kabasho iyo wax lamid ah”.

Sidoo Kale Akhri

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023
Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023

“Balse qof halkaas jooga maalin kasta oo aan joojin, kaasi waa Cristiano. Maalinkasta wuu joogaa, maalmaha qaar waxaad odhanaysaa caadi baah ahay balse isagu hal maalin ma seego, nidaamkiisu waa inuu maalinkasta sameeyo, sidaasi waa waxkale”.

 

ADVERTISEMENT
Share390Tweet244
ADVERTISEMENT

Related Posts

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.