Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Wadne Xanuun Baa Igu Dhici Lahaa Haddii…..” – Luis Enrique Oo Sheegay Sida Uu Xalay Uga War La’aa Kulankii Germany v Costa Rica

by Apdihakem Omer Adam
December 2, 2022
0
CAJIIB: Luis Enrique Oo QIRASHO Weyn Sameeyay Kahor Kulanka Xulkiisa Spain Kahor Tagayo Portugal Caawa

Tababaraha xulka Spain ee Luis Enrique ayaa shaaca ka qaaday sida uusan xalay uga war hayn kulankii dhex maray xulalka Germany iyo Costa Rica.

ADVERTISEMENT

Labada kulan oo mar wada socday ayay natiijadoodu mar sheegaysay in Japan iyo Costa Rica gudbayaan oo ay hadhayaan Spain iyo Germany balse ugu dambayn Japan iyo Spain ayaa gudbay.

Spain ayaa guuldarro 2-1 ah kala kulmay Japan oo booska koowaad kaga baxay Group-ka halka Germany ay 4-2 kaga adkaadeen Costa Rica oo ay wada hadheen.

Haddii aysan Germany goolasha keenin oo ay Costa Rica ka badin lahayd ayuu xulka Spain hadhi lahaa balse tababare Enrique ayaa sheegay inuusan ogayn inay qarka u fuuleen inay ka hadhaan tartanka oo haddii uu ogaan lahaa wadne xanuun qaban lahaa.

ADVERTISEMENT

“Miyaa nala reebayay? kulanka kale wax dareen ah ma siinayn, Goormay sidaasi dhacday? maan ogayn midaas, haddii aan ogaan lahaa waxa i qaban lahaa wadne xanuun” ayuu yidhi Enrique.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

February 7, 2023
Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023

Spain ayaa marka dhinaca kale laga eego ay u fiicnayd inay booska labaad kaga baxdo maadaama oo ay haatana ku beegantay Morocco bedelka Croatia isla markaana wareega 8da haddii ay gaadhaan ay Brazil kala badbaadayaan.

 

ADVERTISEMENT
Share398Tweet249
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku jirta xaalad xun oo gaadhsiisay in wax la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Jurgen Klopp...

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.