Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Waatan Shuruuda Kaliya Ee Uu Karim Benzema Ugu Laaban Karo Xulka France Ee Uu Ka Fadhiistay

by Apdihakem Omer Adam
December 20, 2022
0
SADDEXDA Xiddig Ee France Ka Bedeli Kara Benzema Oo Dhaawacmay & Haddii Martial Ku Jiro

Weeraryahan Karim Benzema ayaa shalay oo ahayd maalin kaddib markii xulka France waayay Koobka aduunka uu ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay gabi ahaanba xulkaas.

ADVERTISEMENT

Benzema ayay isku dhaceen markale tababare Didier Deschamps iyadoo aad loo hadal hayay inuu macalinkaasi kasoo caydhiyay xulka Les Bleus kaddib dhaawacii gaadhay kahor bilaabashadii Koobka Aduunka.

Mustaqbalka tababare Deschamps ayaa la go’aamin doonaa toddobaadyada soo socda waxaana la filayaa inuu la kulmo madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta France ee Noel La Graet.

Benzema ayaa sidoo kale diiday marti qaad uu Finalka ku daawan lahaa si lamid ah xiddigaha kale ee France ka maqnaa kaddib isku dhaca isaga iyo Deschamps.

ADVERTISEMENT

Haatan wargeyska Foot Mercato ayaa sheegaya in Karim uu kusoo laaban doono xulka France haddii loo magacaabo tababare Zinadine Zidane oo ay wakhti dahabi ah kusoo wada qaateen Real Madrid isla markaana asxaab dhaw yihiin.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Deschamps ayaa isagu shaqsiyan diiday inuu caddeeyo haddii uu tababaraha France sii ahaanayo kaddib guuldarradii Koobka aduunka.

France-Argentine: les messages de soutien de Zidane et Benzema pour les  Bleus

 

ADVERTISEMENT
Share335Tweet209
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.