Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Waatan Shuruuda Cusub Ee Ay Chelsea Ku Xidhay Saxeexa Cristiano Ronaldo

by Apdihakem Omer Adam
November 20, 2022
0
Magacyada SADDEXDA Weeraryahan Ee Uu Tababaraha Chelsea Ka Doorbidayo Saxeexa Cristiano Ronaldo!!

Kooxda Chelsea ee uu mulkiyadeeda inta ugu badan leeyahay Bilyaneer Todd Boehly ayaa markale suuqa January lala xidhiidhinayaa weeraryahanka Man United ee Cristiano Ronaldo.

ADVERTISEMENT

Blues ayaa lagu xamanayay saxeexa 37 sano jirkaas suuqii xagaaga balse wararka ayaa markaas sheegay in tababarihii wakhtigaas ee Thomas Tuchel uusan doonayn saxeexiisa.

Mulkiile Boehly ayaan wali ka quusan saxeexiisa oo markale isku dayi doona January walow ay warar cusubi xusayaan in tababare Graham Potter qudhiisu uusan ogolayn.

Haatan wargeyska The Mirror ayaa sheegaya in Chelsea isku diyaarinayso saxeexa Ronnie balse ay kaliya u dhaqaaqi doonaan haddii ay Man United caydhiso oo heshiiskiisa kansasho.

ADVERTISEMENT

Xidhiidhka Ronaldo iyo Manchester ayaa sii xumaaday maalmihii ugu dambeeyay iyadoo Cristiano dhawaan bixiyay waraysi muran xoogan abuuray oo uu ku dhaliilay kooxda.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Cristiano ayay jirtaa suurogalnimo badan oo uusan markale ugu safanayn Red Devils kaddib waraysigaas oo uu ku dhaliilay tababare Erik Ten Hag, mulkiilayaasha, da’yarta kooxda, iyo xiddigo hore.

ADVERTISEMENT
Share393Tweet246
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.