Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Waanu U Baahanahay …” – Erik ten Hag Oo Ka Hadlay Gokpo Iyo Qorshaha Man United Ee January

by Abdiwahab Ahmed
December 30, 2022
1
“Waanu U Baahanahay …” – Erik ten Hag Oo Ka Hadlay Gokpo Iyo Qorshaha Man United Ee January

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ka hadlay xiddigii agh doonayeen  saxeexiisa ee Cody Gakpo ee ay Liverpool ka hor qaadday, waxaana uu caddeeyey in ay wali raadinayaan saxeexyo cusub oo ay u baahan yihiin inay is-xoojiyaan.

ADVERTISEMENT

Liverpool ayaa £45 milyan oo Gini kula saxeexatay Gakpo iyadoo si hoose loo dhamaystiray heshiiska laacibkan oo mar kaliya lagu war helay dhamaytirkiisa, taas oo meesha ka saartay damacii Man United.

Ten Hag oo xagagii tegay kharash gareeyey £220 milyan oo Gini oo uu ciyaartooyo kusoo iibsaday ayaa waxa uu wali doonayaa inuu sameeyo saxeexo cusub, si ay kooxdiisu ugu tartami karto horyaalka Premier League oo ay hadda kaalinta shanaad kaga jirto.

Shirkii jaraa’id ee ka hor ciyaarta Wolves ayaa waxa Erik ten Hag lagu weydiiyey in Liverpool ka hor qaadday Gakpo, waxaanu ku jawaabay: “Mar walba way adag tahay, weeraryahannaduna waa qaali, gaar haan xuuqa jiilaalka.

ADVERTISEMENT

“Annagu waxa aanu u baahanay ciyaartooyo wanaagsan, kaliya ma aha in aanu tiro soo kordhino. Waxa aanu u baahanahay ciyaartooyo tayo leh, mar walbana waa in aanu ahaano kuwa tartamaya. Waxa kale ay tahay in aanu ogaano dookhyada aanu u baahanahay.

Sidoo Kale Akhri

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo War-saxaafadeed Soo Saartay Xilli Fadeexado Dul-hoganayaan

Man City Oo Shir Deg-deg Ah Ugu Yeedhay Tababareyaasha & Shaqaalaheeda

February 7, 2023

“Waxa aanu raadinaynaa ciyaartoyda ku habboon kooxdayada, balse waa in aanu raacno shuruudahayaga ciyaareed iyo midda dhaqaale.”

ADVERTISEMENT
Share351Tweet219
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

DEG-DEG: Manchester City Oo War-saxaafadeed Soo Saartay Xilli Fadeexado Dul-hoganayaan

Man City Oo Shir Deg-deg Ah Ugu Yeedhay Tababareyaasha & Shaqaalaheeda

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester City aya isku-diyaarinaysa inay dagaal toos ah la gasho Premier League, kaddib markii lagu eedeeyey in ay 115 jeer...

Comments 1

  1. walaal maxamed says:
    1 month ago

    Walaal ii waran marka hore

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.