Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Waan La Yaabay!!” – Lionel Messi Oo Sheegay Xulka Ka Hadhitaankiisa Koobka Aduunku Lama Filaanka Ku Noqday

by Apdihakem Omer Adam
December 6, 2022
0
CAJIIB: Messi Oo Doortay SADDEX Dal Oo Dalkiisa Argentina Uga Fursad Badan Koobka Aduunka

Hormoodka xulka Argentina ee Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday oo magacaabay xulka ay lama filaanka ku noqotay inuu ka hadhay Koobka Aduunka Qatar ka socda.

ADVERTISEMENT

Koobka aduunka ayaa si habsami leh uga socda bariga dhexe iyadoo Lionel Messi iyo dalkiisu kamid yihiin kuwa ugu cad cad isla markaana wareega siddeeda haatan iska xaadiriyeen.

La Albiceleste ayaa wareega siddeed dhammaadkaa kula ballansan xulka Netherlands oo ay wareega afar dhammaadka kaga reebeen isla tartankan sanadkii 2014.

Messi ayaa dalka uu la yaabay inay hadheen ku tilmaamay xulkii kaga guuleystay koobkii aduunka 2014 ee Germany oo aan markii labaad oo xidhiidh ah soo dhaafin heerka Group-yada si lamid ah sidii 2018.

ADVERTISEMENT

35 sano jirka PSG oo arrimahaas ka hadlayay ayaa yidhi “Layaab ayay igu noqotay. Waxay haysteen ciyaartoy badan oo muhiim ah, xul da’yar iyo sababtoo ah in Germany markasta kuwa ugu wanaagsan kamid yihiin, layaab ayay igu noqotay in markale Group-ka lagu reebay.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Germany ayaa awoodi waayay inay kasoo gudbaan Group ay la wadaageen Japan, Spain iyo Costa Rica iyagoo farqiga goolasha kaga hoos maray xulka Spain.
Image

ADVERTISEMENT
Share535Tweet334
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.