Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Waan Is-casilayaa, Haddii Sidii Aan Rabay…” – Pep Guardiola Oo Ka Nixiyey Man City Kaddib Natiijadii Everton

by Abdiwahab Ahmed
January 2, 2023
0
“Waan Is-casilayaa, Haddii Sidii Aan Rabay…” – Pep Guardiola Oo Ka Nixiyey Man City Kaddib Natiijadii Everton

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiol ayaa ku hanjabay inuu iska casili doono oo uu iskaga tegi doono kooxdaas, kaddib barbarrihii niyad-jabka ahaa ee ay Sabtidii la galeen Everton oo ku qabatay 1-1.

ADVERTISEMENT

Manchester City ayaa lumisay laba dhibcood, waxaana ka faa’iidayasatay Arsenal oo sii dheeraysatay hoggaanka oo hadda toddoba dhibcood oo nadiif ah ku haysa hoggaanka Premier League.

City oo gool la hormartay ciyaartii Etihad Stadium ee Sabtidii oo uu mishiinkooda goolasha ee Erling Haaland daqiiqaddii 21aad u saxeexay kubbad uu kasoo shaqeeyey Riyad Mahrez, ayaa waxa ka daba yimid Demarai Gray oo qaubtii labaad Everton u keenay goolka barbarraha, taas oo ka lumisay labada dhibcood ee fursadda siiyey Arsenal.

Gunners ayaa iyaduna waxay 4-2 kaga takhalustay Brighton, waxaanay ku naalloonaysaa hoggaan aan cidhiidhi ku jirin oo xataa laba ciyaarood oo isku xiga haddii laga baadiyo ay wali sii haysanayso hoggaanka.a

Pep Guardiola oo heshiis cusub oo soconaya illaa sannadka 2025 dhowaan saxeexay, ayaa waxa uu ciyaartii Everton kaddib sheegay, in ay suurtogal tahay inuu is-casilo haddii uu dareemo in ay wax qaldan yihiin, waxaanu yidhi: “Marka aan dareemo in ay wax qaldan yihiin, waan is-casili doonaa ama heshiiskii cusbaa ayaan meesha ka saari doonaa.

“Anigu majoogi doono sidii Sir Alex Ferguson ama Arsene Wenger. Heshiiskaygu kaliya waa warqad, waan dheereeyey waqtigayga kooxda sababtoo ah waxa aan dareemayay in ay wali kooxdu wax fiican samayn doonto aniga oo hoggaaminaya, laakiin haddii natiijadu xumaato oo aanu isku daalno, iskama joogi doono sababtoo ah in aan kaliya heshiis  kula jiro. Waan iscasili doonaa.”

ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023
Share430Tweet269
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.