Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Ligue 1

WAALLI: Real Madrid Oo Wali Saxeexa Mbappe Damacsan & Lacagta Waallida Ah Ee Ay U Qorshaysay

by Apdihakem Omer Adam
December 22, 2022
0
Qaata Mbappe Oo Bixiya…..!! – Qiimaha Ay PSG Ku Doonayso Iibka Kylian Mbappe Oo Banaanka La Keenay

Real Madrid ayaa u muuqata mid aan wali ka tanaasulin rabitaankeedii weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe oo ay ku hungowday xagaagii inay hesho.

ADVERTISEMENT

Xiddiga kusoo guuleystay Kabta dahabka ah ee gool-dhalinta Koobka aduunka ayaa la filayay inuu Paris xagaagii ka tago oo kooxda ree Spain xor ugu biiro balse waxa uu si lama filaan ah u saxeexay heshiis ilaa 2024 gaadhsiisan oo sanadka saddexaadna dookh yahay.

Real Madrid ayay wararku sheegayeen inay ka cadhaysan tahay 24 sano jirkaas maadaama ay saxeexiisa ku tashanayeen balse Florentino Perez ayaa u muuqda mid aan wali ka quusan.

Sida lagu sheegay wargeyska La Gazzetta dello Sport, Perez ayaa diyaar u ah inuu Kylian bangiga u jabiyo isagoo u qorsheeyay saxeexiisa lacag 1 Bilyan oo euro tagaysa.

ADVERTISEMENT

Lacagtaas ayaa 630 Milyan oo euro oo kamid ahi yihiin mushaharka Mbappe iyo gunnooyinkiisa isku gayn mudo qandaraas mudo afar sano ah, 150 Milyan oo euro ayay u qorsheeyeen inay iibkiisa ka bixiyaan waxaana inta kale noqonaysaa lacagta xaqal-saxeexa ee Mbappe qaadanayo iyo mida wakiilada.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

Mbappe ayaa shalay kusoo laabtay tababarka PSG isagoo soo gaabiyay fasaxiisii kaddib Koobka aduunka isagoo isku diyaarinaya qaybta dambe ee xilli ciyaareedka iyo riyada weyn ee kooxdiisa ee Champions League.

Watch Kylian Mbappe score two World Cup final goals in 95 seconds - Futbol  on FanNation

ADVERTISEMENT
Share288Tweet180
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.