Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Waakan Xiddiga Ay Barcelona Dedaal Kasta U Samayn Doonto Si Ay Kooxda Uga Fasaxdo

by Apdihakem Omer Adam
December 27, 2022
0
“Champions League Kama Tartami Karno!!” – Xiddig Barcelona Ah Oo Qirtay Inaysan Heerka Kooxaha Qaar Ahayn

Suuqa qaboobaha ee bisha January ayaa inagu soo wajahan, Barcelona ayaa markale si adag uga shaqaynaysa inay kooxdeeda ka dirto xiddigaha ay u aragto inaysan qorshaheeda ku jirin.

ADVERTISEMENT

Waxa xiddigahaas kamid ah weeraryahanka Dutch-ka ah ee Memphis Depay oo bixitaan lala xidhiidhinayay tan iyo suuqii xagaaga, ciyaaryahanka qudhiisa ayaa intii Koobka aduunku socday qirtay inuu bixitaankiisu suurogal yahay.

Iyadoo heshiiskiisa Camp Nou yahay mid dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedkan ayay Barca doonaysaa inay lacag ka samayso suuqa January oo ay iibiso halkii uu xor kaga tagi lahaa xagaaga.

Sida uu sheegayo qoraaga wargeyska Marca ee Mari Carmen Torres, Depay ayaa wali ku jira liiska doonista kooxo badan oo Yurub ah walow ay awoodi waayeen inay xagaagii Camp Nou ka furtaan.

ADVERTISEMENT

Warbixinta ayaa sheegaysa in Memphis isagu shaqsiyan uu doonayo inuu dhammaysto heshiiskiisa Barca oo uu kaddib xagaaga isagu kala doorto kooxaha sida xorta ah ku doonaya.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023

Image

ADVERTISEMENT
Share294Tweet184
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa is-casilaya maalin kaddiib markii ay soo baxday fadeexaddii ugu xumayd...

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.