Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Waakan Tababaraha Sida Weyn U Sugaya Shaqada Chelsea Haddii Graham Potter Laga Caydhiyo

by Apdihakem Omer Adam
January 11, 2023
0
IISOO CELIYA!! Graham Potter Oo Chelsea Si Lama Filaan Ah Uga Dalban Kara In Xiddig Maqan Loosoo Celiyo

Tababarihii hore ee kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayay warar cusubi sheegayaan inuu xiisaynayo shaqada tababarenimo ee Chelsea haddii la caydhiyo tababaraha cadaadisku saaran yahay ee Graham Potter.

ADVERTISEMENT

Potter ayuu culayska ku saaran Chelsea yahay mid sii kordhaya gaar ahaan kaddib lix kulan oo laga adkaaday sagaalkii kulan ee ugu dambeeyay tartamada oo dhan.

Blues ayaa haatan booska 10-aad kaga jira miiska kala sarreynta Premier League halka ay FA Cup iyo Carabao Cup kaga hadheen sababta Manchester City oo labadaba ka reebtay.

Sida uu sheegayo wargeyska The Sun, Pochettino ayaa diyaar u ah inuu qabto shaqada Blues. Ugu horreynba maamulka sarre ee Chelsea ayaa doonaya inay wakhti siiyaan tababaraha English-ka ah si uu dhinaca kale ugu rogo natiijooyinka xun xun.

ADVERTISEMENT

Guuldarro ay kulankooda ugu soo horreeya ee Premier League kala kulmaan kooxda ay jaarka yihiin ee Fulham ayaa xaalada kusii xumayn kara Potter.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Poch ayaa shaqo la’aan ahaa tan iyo markii ay Paris caydhisay dhammaadkii xilli ciyaareedkii hore, tababaraha Argentine-ka ah ayaa lagu xasuustaa shaqadii fiicnayd ee uu Tottenham ka qabtay wakhtigiisii England.

Image

ADVERTISEMENT
Share400Tweet250
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.