Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Waakan Tababaraha Kaliya Ee Uu Cristiano Ronaldo U Arko Midka Badbaadin Kara Xulka Portugal

by Apdihakem Omer Adam
December 14, 2022
0
WAR LA SUGAYAY: Tababare Fernando Santos Oo Cadeeyay Sababta Uu Xalay Keydka U Dhigay Cristiano Ronaldo

Warbaahinta Portugal ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxbadan ka qoraysa xulka Portugal gaar ahaan kaddib markii ay ka hadheen Koobka aduunka Sabtidii iyagoo sababsaday gacanta Morocco.

ADVERTISEMENT

Dhawaan ayay ahayd markii wargeyska A Bola uu shaaca ka qaaday in wakhtigii tababare Fernando Santos ee Portugal dhammaaday oo la filayo inuu ka tago shaqada dhawaan.

Isla wargeyskaas ayaa sheegaya in tababaraha Cristiano Ronaldo, guud ahaan xiddigaha Portugal iyo xidhiidhka kubadda cagta dalkaasiba u arkaan midka ugu haboon uu yahay macalinka kooxda AS Roma ee Jose Mourinho.

Haatan ayay Portugal ugu baahi badantahay tababare weyn oo awood u leh inuu xakameeyo dhibaatooyinka kaga imanaya saxaafada.

ADVERTISEMENT

Mudo dheer ayay Mourinho doonistiisa ahayd inuu xul maamulo haatana isaga oo jira 59 sano ayay u muuqataa wakhtigii ku haboonaa ee uu dhinaca qaramada u wareegi lahaa.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

January 28, 2023
“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023

Tababaraha Roma ayaan marnaba ilaawin dalkiisa Portugal isagoo inta koobka aduunku socday dhawr jeer muujiyay taageeradiisa xilli uu dalka Japan kula sugnaa kooxdiisa.

Xidhiidhka kubadda cagta Portugal ayaa ka warqaba qaska qolka labiska ka dhex jira gaar ahaan isku dhacii tababare Santos iyo Ronaldo iyo sida uu Jose Mourinho xariif ugu yahay inuu la tacaalo oo daawayn yaqaano nabarada hore.

Image

ADVERTISEMENT
Share355Tweet222
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Garoonka tababarka kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion waa uu ka duwanaa saaka sidii uu hore u ahaan jiray,...

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.