Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Waa Qalbi Arsenal Jooga!! – Mudryk Oo Markale Xalay Muujiyay Sida Uu Ula Socdo Gunners Oo Saxeexiisa Doonaya

by Apdihakem Omer Adam
January 1, 2023
0
Ma Sidanoo Dhan Ayuu U Doonayaa? Mudryk Oo Muujiyay Sida Qalbigiisu Arsenal U Joogo

Garabka weerar ee kooxda Shakhtar Donestk ee Mykhaylo Mudryk ayaa markale qishay sida uu qalbigiisu u joogo Arsenal oo lala xidhiidhinayo saxeexiisa.

ADVERTISEMENT

Kulankii hore ee Arsenal guusha ka gaadhay West Ham United ayuu Mudryk soo dhigay qaybta “Story” ee bartiisa Instagram inuu daawanayo ciyaartaas oo uu la socdo.

Markale kulankii ay Gunners xalay guusha weyn ee muhiimka ah kasoo gaadheen Brighton ayuu soo dhigay sawirka Mikel Arteta iyo Roberto De Zerbi oo ah tababarihiisii hore ee Shakhtar isagoo kusoo dul-qoray “Laba tababare oo heer sarre ah”.

De Zerbi iyo Mudryk ayaa kusoo wada shaqeeyay Shakhtar markii tababaraha 43 sano jirka ahi xilli ciyaareedkii hore maamulayay kooxdaas kahor inta uusan Brighton usoo wareegin.

ADVERTISEMENT

De Zerbi oo saxaafada la hadlay kahor kulankan xalay ayaa sheegay in Arsenal helayso ciyaartoy mustaqbalka Ballon d’Or ku guuleysan kara haddii ay Mykhaylo la saxeexato.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

21 sano jirkaas ayay sanadkii labaad oo xidhiidh ah taageerayaasha Shakhtar u doorteen xiddiga sanadka kooxdooda Jimcihii.

Arsenal ayaa la filayaa inay dalab kale ka gudbiso Mudryk dhawaan xilli ay wali socdaan wadahadalka ay kula jiraan Shakhtar.

Image

ADVERTISEMENT
Share332Tweet208
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.