Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Waa Maxay Sababta Uu Premier League Maanta Oo Isniin Ah Raalligelinta U Siiyey Manchester United, Liverpool, Arsenal iyo Tottenham?

by Abdiwahab Ahmed
November 21, 2022
0
Waa Maxay Sababta Uu Premier League Maanta Oo Isniin Ah Raalligelinta U Siiyey Manchester United, Liverpool, Arsenal iyo Tottenham?

Premier League ayaa war-saxafadeed uu soo saaray waxa uu raalligelin ugu diray kooxaha Manchester United, Liverpool, Tottenham, Leeds United iyo naadiyo kale, kaddib markii uu soo baxay jadwalka baahinta kulamada ka dambeeya Koobka Adduunka oo isbeddelo lagu sameeyey.

ADVERTISEMENT

Horyaalka Premier League ayaa waxa saamayn weyn ku yeeshay koobka adduunka, sida horyaallada dalalka kale ee dunida ee iyaguna hakadka galay, waxaana isbeddelaya qorshihii naadiyada qaarkood ee horyaalka Premier League ee bisha January.

Telefishanka Sky Sports ee haysta xuquuqda baahinta ayaa isbeddel ku sameeyey kulamada bisha  January qaarkood oo ay kooxo waaweyn ku ballansan yihiin, waxaanay waliba sheegeen in ay suurtogal tahay in isbeddel kale lagu soo sameeyo kulamadaas haddii ay kooxaha qaarkood u gudbaan wareegyada dambe ee tartanka Carabao Cup.

Maamulka Premier League ayaa waxa uu sheegay, in uu aad uga xun yahay in kulamadii loo doortay baahinta gudaha UK ee January 2023 ee hore loo sii shaaciyey, in uu isbeddel ku imanayo, taageereyaashana ay ka raalligelinayaan arrintaas. Waxa kale oo ay raalligelintan ku sheegeen inay tahay waqti dambe, in taageereyaasha lala wadaago.

ADVERTISEMENT

Ciyaaraha raalligelinta uu Premier League ka bixiyey ee uu isbeddelka waliba dib loogu dhigay ku yimid ayaa waxay kala yihiin:

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

January 28, 2023
Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

January 28, 2023

Jimce, January 13

  • Aston Villa vs Leeds (8pm)

Sabti, January 14

  • Man Utd vs Man City (12:30pm)
  • Brentford vs Bournemouth (5:30pm)

Axad, January 15

  • Newcastle vs Fulham (2pm)
  • Tottenham vs Arsenal (4:30pm)

Sabti, January 21

  • Liverpool vs Chelsea (12:30pm)
  • Crystal Palace vs Newcastle (Sky Sports)

Axad, January 22

  • Leeds vs Brentford (2pm)
  • Arsenal vs Man Utd (4:30pm)

Isniin, January 23

  • Fulham vs Tottenham (8pm)
ADVERTISEMENT
Share468Tweet293
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Moises Caicedo ayaa soo saaray warbixin uu ugu baaqayo kooxdiisa Brighton inay u ogolaadaan inuu baxo bishaan Janaayo inta uu...

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega 16ka FA Cup ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Arsenal oo ku...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.