Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Waa Maxay Sababta Loo Bedelay Garsoorihii Loo Dhiibay Kulanka El Clasico Ee Real Madrid & Barcelona Mateu Lahoz?

by Saed Mohamed
April 9, 2021
0
noticia normal recorte

Xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa saaka oo Jimce aheyd shaaciyay in garsoore Gil Manzano inuu bedeli doono garsoore Mateu Lahoz kulanka El Clasico ee Sabtida ee u dhaxeeya Real Madrid iyo Barcelona.

ADVERTISEMENT

Garsoore Lahoz oo dhexdhexaadinayay kulankii Champions League ee Bayern Munich iyo PSG ee habeenkii Arbacada ayaa si  rasmi ah loogu magacaabay maalintii Khamiista inuu dhexdhexaadin doono kulanka El Clasico ee Sabtida Madrid ka dhacaya.

1617959205 751010 1617959536 noticia normal recorte1

Si kastaba, waa laga bedelay haatan inuu qabto kulanka El Clasico ka dib dhaawac soo gaaray taasoo ka dhigeysa in garsoore Gil Manzano uu qaban doono kulanka ka dhacaya Estadio Alfredo Di Stefano.

ADVERTISEMENT

Warbixin ay soo saareen xiriirka kubada cagta Spain ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano RFEF ayaa lagu yiri:

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

“Guddiga garsoorka waxay ka bedeleen garsoore Antonio Matue Lahoz inuu dhexdhexaadiyo kulanka Real Marid iyo Barcelona sababo la xiriira dhaawac muruqa ah oo soo gaaray.

“Waxaa lagu bedelay garsoore Jesus Gil Manzano”

Kooxaga Los Blancos iyo Barcelona ayaa iska horimaanaya waqti ay xilli ciyaareedkooda dhanka wanaagsan u soo jaleeciyeen iyagoo ku riyaaqaya natiijooyin fiican.

Kulankaan ayaa muhiim u ah tartanka horyaalka madaama labadaan kooxood iyo kooxda hogaanka heysa ee Atletico Madrid ay u dhaxeyso kaliya seddex dhibcood.

ADVERTISEMENT
Share234Tweet146
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.