Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Waa Maxay Sababta Ay Ciyaartoyda Jarmalka Afka Gacanta U Saarteen Ka Hor Kulanka Koobka Adduunka?

by Saed Mohamed
November 23, 2022
0
Waa Maxay Sababta Ay Ciyaartoyda Jarmalka Afka Gacanta U Saarteen Ka Hor Kulanka Koobka Adduunka?

Casharkii ay Qatar iyo FIFA u dhigeen wadamada reer galbeedka ee doonayay in dal Muslim ah ku soo bandhigaan caalamada qoomu luudka ayaa isku bedeshay inay kaliya uga jawaab celiyaan inay afka gacanta saartaan sida ay sameeyeen xulka Jarmalka ka hor kulankii Japan.

Madaama FIFA ay ka mamnuucday wadamada reer Galbeedka inay xirtaan marada kabtanka One Love ee lagu taageerayo qoomu luudka, ciyaartoyda Jarmalka ayay tamartoodii noqotay inay afka gacanta saartaa si ay u muujiyaan in la aamusiyay.

Xiriirka kubada cagta Jarmalka ayaa xaqiijiyay in ciyaartoyda xulka ay la yimaadeen fekerkaan, sida ay sheegtay The Athletic.

Warbixin calaacal ah oo ay xiriirka kubada cagta Jarmalka soo dhigeen bogooda Twitter ayay ku yiraahdeen:

“In naloo diido marada kabtanka One Love waxay la mid tahay in naloo diiday inaan hadalno. Waan ku adkeysaneynaa go’aankeena.

“Waxaan dooneynay inaan marada kabtanka ku muujino qiimaheena, waxaan dooneynay in codkeena la maqlo.”

Laakiin FIFA ayaa diiday in dalalka reer Galbeedka ay dhaqankooda la yimaadaan dal Muslim ah oo ka dhaqan duwan. Waxayna FIFA ku eedeysay dalalka reer Yurub ee duraya Qatar labo wajiilenimo.

Dalalka Yurub mudaharaad iyo cabasho intaan la eg ma aysan sameynin afar sannadood ka hor markii Koobka Adduunka lagu qabtay Ruushka oo sidoo kale ay mamnuuc ka tahay qooma luudnimada.

ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga & Waxay Wargeysyadu Qoreen Maanta Oo Salaasa Ah

February 7, 2023
Share466Tweet292
ADVERTISEMENT

Related Posts

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga & Waxay Wargeysyadu Qoreen Maanta Oo Salaasa Ah

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Paris St-Germain ayaa doonaysa saxeexa Bernardo Silva oo u furan inuu Man City ka tago balse waxay tartan kala kulmayaan...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.