Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Waa Lasii Go’aamiyey Cidda Ku Guuleysanaysa Koobka Adduunka, Ma Aha Inay Is-daaliyaan”

by Abdiwahab Ahmed
December 16, 2022
0
Waa Kuma Xiddiga Koobka Aduunka Ka Maqan Ee Haddii Dalkiisu Ku Guuleysto Bilada Guusha Heli Doona?

Weeraryahanka kooxda kubadda cagta AC Milan iyo xulka qaranka Sweden ee Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in Koobka Adduunka ee finalkiisa Axadda la ciyaarayo uu yahay mid lasii ogyahay cidda ku guuleysanaysa oo hore looga sii shaqeeyey, isla markaana ay tahay in aan la isku daalin ee kaliya la sugo inta uu dhamaanayo si horyaalladu dib ugu bilowdaan.

ADVERTISEMENT

Zlatan Ibrahimovic oo ay da’diisu tahay 41 jir, ayaa lagu yaqaanaa hadallo badan oo muran dhaliya, kuwaas oo saxaafadda u noqda cinwaanno ay muddo soo celceliyaan.

Ibrahimovic oo wax laga weydiiyey saadaashiisa Koobka Adduunka, kaddib markii uu Faransiisu Arbacadii ka adkaaday Morocco ee finalka kula ballamay Argentina ayaa waxa uu si fudud u yidhi: “Waxay ila tahay in mar  horeba lasii qoray cidda ku guuleysanaysa Koobka Adduunka.”

Waxa uu sii raaciyey: “Waad garanaysaan waxa aan u jeedo…”

ADVERTISEMENT

Wariyaha waraysiga ka qaadayay Zlatan Ibrahimovic ayaa ka dalbaday inuu hadalkiisa caddeeyo, waxaanu Ibra ku jawaabay: “Waxay ila tahay in Koobkan uu qaadayo Lionel Messi, ma horena waa loosii go’aamiyey.”

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Zlatan Ibrahimovic iyo Lionel Messi ayaa usoo wada ciyaaray Barcelona intii u dhaxaysay 2009 illaa 2011, waxaase la xasuusan yahay in aanay isku fiicnayn oo uu marar kala duwan hoos u dhigay tayada xiddiga reer Argentina.

ADVERTISEMENT
Share542Tweet339
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.