Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Waa Kuma Xiddiga Lama Filaanka Ah Ee Uu Pogba Ku Sifeeyay N’Golo Kante Kulankii France Ee Xalay?

by Apdihakem Omer Adam
December 15, 2022
2
Waa Kuma Xiddiga Lama Filaanka Ah Ee Uu Pogba Ku Sifeeyay N’Golo Kante Kulankii France Ee Xalay?

Paul Poga ayaa kaddib kulankii xalay dhex maray dalkiisa France iyo Morocco ee afar dhammaadka koobka aduunka amaan ugu qubeeyay xiddiga No.10 uga dheelaya xulkaas ee Antoine Griezmann.

ADVERTISEMENT

Pogba ayaa isagu kamida xiddigo badan oo ka maqan xulka France koob aduunkan xilli ay markii labaad ee xidhiidh ah Finalka tartankaas gaadheen.

Griezmann ayaa ku guuleystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa kulankaas isagoo si lama filaan ah iskugu bedelay khad dhexe oo kubadda dib ugu soo guuleysanaya marka ay lumiyaan.

Griezmann ayaa asal ahaan weerarka la caawiya Kylian Mbappe, Giroud iyo Griezmann balse soo muujiyay sida sidoo kale difaacashadu qayb uga tahay ciyaartiisa taas oo sababtay in Pogba bartiisa Instagram kula barbardhigo burburiyaha xulkaas dhaawaca kaga maqan ee N’Golo Kante.

ADVERTISEMENT

Pogba ayaa qaybta “Story”-ga ee bartiisa Instagram soo dhigay sawirka isaga oo u muuqda mid fajacsan kuna soo qoray qoraalka ah “GriezmannKante”.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

January 28, 2023
“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023

Image

 

ADVERTISEMENT
Share343Tweet214
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Garoonka tababarka kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion waa uu ka duwanaa saaka sidii uu hore u ahaan jiray,...

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Comments 2

  1. Kaamil says:
    1 month ago

    I agree that

    Reply
  2. Kaamil says:
    1 month ago

    I agree that

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.